Deg-Deg: Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Gaadhi Kula Dhacay Duleedka Hargaysa

Deg-Deg: Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Gaadhi Kula Dhacay Duleedka Hargaysa

Posted by

17555361_10155128026695489_486797493_nFanaaniinta Xiddigaha geeska ayaa lagu soo waramayaa in uu goor dhaweyd gaadhi kula dhacay Duleedka Kaantaroolka Abaarso.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay gaadhigan la dhacay kooxda Fanaaniinta ah, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in iyaga oo ku sii jeeda dhinaca galbeed ee magaaladda Hargeysa isla markaana socdaal ugu soo baxayay gobolada Galbeedka uu la dhacay Gaadhigii ay saarnaayeen.

 

Wixii Kasoo Kordha Warkan Kala Socda Wararkayaga Danbe Ee Horn Cable TV

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

%d bloggers like this: