Madaxweynaha Somaaliya Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Dib U Eegista Dastuurka

Madaxweynaha Somaaliya Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Dib U Eegista Dastuurka

Posted by

 

Madaxeweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Faramaajo ayaa habeenkii Xalay Shir Gudoomiyey shir Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaaliya waxana uu shirkaasi kulmiyey Madaxda Sar sare ee Xukuumadda Somaaliya Sida Raysal Wasaaraha Dawladda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ,Guddoonka Labada aqal ee Barlamaanka,  Madaxwehnayaasha Dowlad Goboleedyada,  Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka iyo Madax kale oo tiro badan.

Muhiimada ugu wayne ee shirkaasi ayaa ahayd sidii dib u eegis loogu samayn lahaa dastuurka Dawladda Federaalka ah Ee Soomaaliya ,shirkaasina waxa uu imanayaa xili Xukuumadda Somaaliya ay Diyaarisay Miisaaniyadii Ku bixi lahayd dib u eegista dastuurka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

%d bloggers like this: