Somali News

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay

By HCTV

August 13, 2018

WAR-SAXAAFADEED: 13/08/2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-