Somali News

Caaqil ka soo Goostay Jabhadda Caarre

By Ahmed Cige

December 25, 2018

Caaqil Maxamuud Nuux, oo ka mid ahaa Jabhada Kornayl Caarre ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Ceel-Afweyn.

Caaqilku waxa uu sheegay in ujeedka uu ugu biiray Jabhadda ay ahayd in la saxo Tabasho ay ka qabaan Xukuumadda madaxweyne BIIXI, balse haatan jabhadda ayuu sheegay in Soomaaliya ku lug yeelatay.

Taliye Gamaal Baaxad, oo isaguna ka soo goostay Jabhadda Kornayl Caarre, ayaa isna loo soo kaxeeyay dhinaca Hargeysa