Xildhibaankii Ugu Da’da Waynaa Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore ayaa galabta muqdisho lagu dilay. Koox hubaysan ayaa xildhibaanka toogasho ku dilay maqribkii caawa .