Breaking News

Pakistan oo Soo Ridday Diyaarado Dagaal

By HCTV

February 27, 2019

Pakistan ayaa Sheegtay inay soo Ridday 2 Diyaaradood oo kuwa Dagaalka ah oo ay leedahay Dawladda Hindiya, sidoo kale waxay sheegtay inay Gacanta ku dhigeen mid kamid ah Duuliyeyaashii diyaaradahaasi.

Xiisadda u dhaxaysa labada wadan ayaa cirka isku shareertay.