Xogaha nagasoo gaadhaya deegaano ka tirsan Gobolka Sool iyo degmada buuhoodle ayaa sheegay Roobab biyo dhigeen meelo ay ka mid yihiin Qorilay, oo ka tirsan gobolka sool iyo deegaano hoos yimaada degmada Buuhoodle.
Daruuraha ka Curtay deegaanadaasi ayaa kusoo beegmaya iyadoo Abaar kulul iyo biyo la’aan lagasoo sheegay deegaanada gobolka Sool iyo Sanaag.