Deg Deg : Dab ka Kacay Suuqa Bakaaraha.

Image may contain: night

Muqdisho (HCTV) Dab ayaa goor dhawayd ka kacay Suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaala magaalada Muqdisho.

holaca dabkaasi ayaa ka bilaabmay qaybta loo yaqaano Cabdule shideeye, waxaana socda gurmad shacab oo lagu daminayo dabkaasi.
wali lama oga Sababta uu ku bilaabmay dabkaasi iyo Baaxadda khasaare ee uu burburiyay, maadaama wali gubashadu ay socoto.

Sanadkan gudihiisa waa markii labaad ee bakaaraha uu dab ka kaco.

xogta warkaasi kasoo korodha kala soco wararka HCTV.