Sawiro Aan Hore loo Arag oo Muujinaya Weerarkii 9/11.

 Cajalado gaboobay  oo ah nooca loo yaqaano CD, oo ka mid ahaa Xaraashka alaab guri oo gabawday, ayaa laga iibiyay  qof ka tirsan shirkadaha sawirada kaydiya.
Mid ka mid ah cajaladahaasi waxaa ku jiray 2,400 oo sawir oo tayo leh oo muujinaya burburka daarihii ganacsiga ee la qarxiyay 9/11/2001-dii.

sawirradan oo ah kuwo aan hore loo arag, ayaa loo malaynayaa inuu qaaday qof ka mid ah shaqaalihii nadiifinayay dhismeyaasha burburay oo ku sugnaa goobta.

warbaahinta dunidu may helin sawiradan oo kale 18-kii sanado ee dhacdadaasi warkeeda iyo xusuusteeda ay tabinayeen.

qofka cajaladan iibsaday ayaa sawiradan ku baahiyay bog uu ku leeyahay mareegta flickr.

in ku dhaw 3,000 oo qof ayaa ku dhintay weerarkaasi kadib markii afar diyaaradood oo lasoo afduubay lagu dhuftay xarumihii ganacsiga aduunka ee magaalada New York iyo xaruntii Gaashaan-dhigga Bentagon ee Pennsylvani,Maraykanka.

 

Ground Zero, New York

 

Ground Zero, New York

 

Ground Zero, New York

Ground Zero, New YorkGround Zero, New York

Ground Zero, New York

Ground Zero, New YorkGround Zero, New YorkGround Zero, New YorkGround Zero, New YorkGround Zero, New York