Horufadhi (HCTV) – Dagaal ayaa laba Beelood ku dhex maray Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle.
Dagaalkan oo socday muddo aan badnayn ayaa u dhexeeya Beelaha Hagar iyo Hayaag ee Dhulbahante.
Weriyeyaasha ku sugan Buuhoodle ayaa sheegay in dagaalku uu sababay khasaare, laakiin illaa hadda ay ogyihiin dhaawaca 4 Ruux.
Ma Cadda waxay isku haystaan labada Beelood dagaalku ka dhex maray Axadda Maanta. La Soco dagaalkan waxa ka soo kordha
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka