Somali News

War-Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Ee Maamul Goboleedyada Iyo Dawladda Federalka Somalia

By Ahmed Cige

July 22, 2020

Dhuusamareeb, (HCTV) – War-murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda Federalka Somalia iyo Maamul goboleedyadeeda, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa mudada.

Madaxda Soomaalida ayaa isku af-gartay doorasho waqtigeedii ku dhacda oo lagu wadda qanacsan yahay.

Waxaanu War-Murtiyeedka ka soo baxay shirkaasi uu u dhignaa sidan:-