Luuk De Jong xiddiga reer Netherlands oo faah-faahiyay sababta uu maalintii u danbeesay ee suuqa iibka ugu so biiray kooxda barcelona

Ciyaaryahanka hore ee kooxda sevila Luuk De Jong ayaa ku soo biiray kooxda barcelona maalintii ugu danbeesay seeqa iibka ciyaartoyga waxaana uu ku so biiray kooxda barcelona madama oo ay kooxda barcelona soo wajahday niyad jabb aad u wayn kadib markii ay ka tageen ciyaartoyda Lionel Messi iyo Antoine Griezman
Dhaawacna uu kaga maqan yahay sergio agüero
Waxa niyad fiican u noqday imaan shaha ciyaartoyga xidiga u ahaa kooxda sevila ee
Luuk De Jong

Waxa uu u noqday mid ay ku farxaan tageerayaasha barcelona iyago ka rajenaya inuu u noqdo mustaqbalka kooxda

Isago faah faahin ka bixiyay sababta uu ugu so biiray kooxda barcelona maalinkii u danbeyay ee suuqa iibka ciyaartoyda waxana uu yidhi

Anigu waxa aan ahay ciyaartoy ka duwan weeraryahannada kale ee kooxda jooga. Waxa aan ahay ciyaartoy dheer oo ku wanaagsan kubbadaha madaxa ah.

“Waan ogahay in aanan kulan walba ciyaari doonin, laakiin Koeman wuxuu igu garanayaa xulka qaranka, waanu ogyahay waxa uu uga baahan yahay inuu waqti siiyo ciyaartoy dheer oo ku xooggan kubbadah sare. Waxa kale oo aan leeyahay tayooyin kale.