Reiner Jesus ciyaaryahankii ay xili ciyaareedkii hore real madrid kuso qadatay 30 milyan oo isago niyad jabsan ku so laban-doona

Ciyaaryahanka Reiner Jesus ayaa ku so laban doona kooxda real madrid isagoo cabsi ka qaba booskii uu ka ciyaari laha marka uu ka soo labto kooxda oo uu amaah uga maqna isago ku maqna kooxda reer germany ee borussia dortmund

Kooxda borussia dortmund ayaa heshiis burburin ku sameesay ciyaaryahanka Reiner Jesus 

Iyadoo dib ugu celin doonta kooxdiisii hore balse ciyaaryahankan ayaa wajihi doona xaalad niyad jabba iyado la filaayo inuu ku so bilaaban doono booska kaydka madama oo ay jogan boskiisa ciyaaryahano wa wayn oo aanu ka qadi karin

Taasi waxay ku noqonaysa mid niyad jabb u ah.