Breaking News

Goalhayaha kooxda man city ayaa sheegay booska uu uu ciyaari laha kooxda man city

By Ciise Ibrahim

September 07, 2021

Goalhaye ederson moreas ayaa waraysi ay ka qaday kooxda man city sheegay booska uu ka ciyaari laha isagoo tilmaamay inuu ku wanaagsanan laha booskaasi hadii uu ka ciyaari lahaa Waxaana uu waraysiga guduhiisa ku sheegay hadal mid xiise leh ka dhigay waraysigii isago tilmaamay in aanu ka ciyaareen weerarka ee uu ka ciyaari laha khadka dhexe uuna noqon laha badalka de bruyne.