Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay iibsato ciyaartoygeedii ugu qalisana iyo kooxa kale oo ku weheliya.

Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay la so wareegto ciyaaryahankeedii ugu qaalisana ee suuqa iibka tobobaraha kooxda ayaa isaguna ah mid diyaar u ah in uu ka bixiyo ciyaartoygaasi
£80 milyan oo gini ah ciyaaryahanka lagu magacaabo Jude Bellingham ayaa u ciyaara xulka qaranka egland isago ay da,diisu yartahay waxaana uu jooga hada kooxda reer germany ee Borussia Dortmund

Kaliya liverbool ma doonayso ciyaartoyga Jude Bellingham ee waxa ku weheliye kooxa kale oo ay ka mid tahay man united balse liverbool ayaa ugu saraysa.