Paul Pogba kooxde ayuu ku biiri ma psg mise juventus mise real madrid pogba oo la xaqiijiyay kooxda uu tagaayo.

Ciyaaryahanka poul pogba ayaa lagu so waramaya inay doonayso kooxda real madrid ugana dhawdahay kooxaha kale ee psg iyo juventus isla markana ay doonayso inay si bilaash ah ula so wareegto xagaaga danbe oo ay kento garoonkeeda

Waxa kale oo doonaya psg iyo juventus oo aa iyagu u dhawayn inay qatan ciyaaryahankan marka loo eego dhinaca kooxda real maddrid

Wakiilka ciyaartoyga ee lagu magacaabo Mino Raiola ayaa warkan xaqiijiyay in uu doonaya pogba inu katago kooxda man united oo aanu si joogin.