Daawo: Dufcaddii 13aad Oo Tiradoodu Ka Badan Tahay 400 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Admas

Hargeysa, (HCTV) – Dufcadii 13aad óo tiradoodu ka badan tahay 400 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa.

Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo loogu qabtay xalay hotel Maansoor ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamid ah madaxda dalka si ay farxada ula wadaagaan ardayda qalin-jabinaysay.