Somali News

Daawo “Maanta Dadka Somaliyeed Waxay Qirayaan Faa’iidadii Uu Federaalku Keenay” Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi  Dani

By Abdikarim Saed Salah

December 20, 2021

Baydhabo (hctv.tv) “Maanta Dadka Somaliyeed Waxay Qirayaan Faa’iidadii Uu Federaalku Keenay” Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi  Dani oo ka hadlayay Xuska 3 jirka Dawlada koonfurgalbeed ee Cabdicasiis Lafta gareen oo madax badani ku kulantay