Daawo: Madaxweynaha Jubbaland oo Wafdi ka socda Turkiga kala hadlay Abaaraha.

Kismaayo (hctv.tv)  Madaxweynaha Jubbaland Axmed MAxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Wafdi ka socda Turkiga kala hadlay Abaaraha oo booqasho ku jooga Kismaayo.

youtube.com/watch?v=20vAR1FEyDE