Somali News

“Madaxweyneha Laftagareen Meel Soomaali Wada Qirsan Tahay Ayuu Gaarsiiyay Dawladda Koonfur Galbeed ” Madaxweyne Galmudug Qoor Qoor 

By Abdikarim Saed Salah

December 20, 2021

Baydhabo (hctv.tv) “Madaxweyneha Laftagareen Meel Soomaali Wada Qirsan Tahay Ayuu Gaarsiiyay Dawladda Koonfur Galbeed ” Madaxweyne Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ka hadlayay Xuska 3 jirka Xukuumada MAdaxweyne LAftagareen