Author: HCTV

1 2 3 24 15 / 348 POSTS
Soomaaliya iyo Masar oo Kala Saxiixday 4 Heshiis.

Soomaaliya iyo Masar oo Kala Saxiixday 4 Heshiis.

Qaahir, April 18 , 2019 (HCTV) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Khamiis ah ku [...]
Xayawaan Dhintay  Wakhti Hore oo  Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO

Xayawaan Dhintay Wakhti Hore oo Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO

Russia (HCTV) – Cilmi-baadhayaal u Dhashay Dalka Ruushka ayaa baadhitaan ku wada Faras ay sheegeen inuu wakhti hore bakhtiyey, balse ay Dareerayaa [...]
Booliska Suudaan oo Dilay 16 Qof.

Booliska Suudaan oo Dilay 16 Qof.

Khartuum, (HCTV) – Wararka laga helayo dalka Suudaan  ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ay Toogasho ku dileen  ugu yaraan 16 qof oo dibad bax K [...]
Dastuurkii Suudaan oo la laalay iyo Xaalada Deg deg ah oo Lasoo Rogay.

Dastuurkii Suudaan oo la laalay iyo Xaalada Deg deg ah oo Lasoo Rogay.

Khartuum (HCTV) Hogamiyaha Cusub ee La Wareegay Talada wadanka Suudaan, Awad Maxamed awf,  waxaa uu jeediyay  awaamiir dhawr ah oo ay soo saareen [...]
Deg Deg :  Talis Cusub  oo La wareegay Xukunka Suudaan iyo Madax Sare oo La Xidhay.

Deg Deg : Talis Cusub oo La wareegay Xukunka Suudaan iyo Madax Sare oo La Xidhay.

KHARTUUM (HCTV) War goor dhawayd uu telefishanka ka sheeegay wasiirka difaaca ee dalka suudaan  Awad Mohamed Ahmed Ibn Auf, ayaa sheegay in lakala [...]
Aasaasaha Shabakadda Siraha Faafisa ee  Wikileaks oo La Xidhay.

Aasaasaha Shabakadda Siraha Faafisa ee Wikileaks oo La Xidhay.

LONDON,UK (HCTV) Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa Xabsiga u taxaabay Julian Assange oo ah  aasaasaha shabakadda sirta faafisay ee Wiki [...]

SUUDAAN :  Maxaabiista Siyaasadda u Xidhnaa oo Oodda Laga Qaadayo.

SUUDAAN : Maxaabiista Siyaasadda u Xidhnaa oo Oodda Laga Qaadayo.

Saraakiisha Sirdoonka ee Dalka Suudaan, ayaa Amaray in  oodda laga qaado Dhammaan Maxaabiista u xidhnaa Arrimaha Siyaasadda ee ku jira xabsiyada wad [...]
Cumar Al-Bashiir oo Xilka Ka Degay iyo Wadatashiyo Socda.

Cumar Al-Bashiir oo Xilka Ka Degay iyo Wadatashiyo Socda.

Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxwaynaha Kacdoonku ku Socdo ee Dalka Suudaan ayaa Xilka ka Degay, sida ay Baahisay Wakaaladda wararka ee Reuters, oo so [...]
Cumar Al-Bashiir oo Hubaal La’aan ku Sugan iyo Xaaladda Suudaan oo Qasan.

Cumar Al-Bashiir oo Hubaal La’aan ku Sugan iyo Xaaladda Suudaan oo Qasan.

  Khamiis-11-4.2019 khartuum (HCTV) Xaalad wadanka suudaan ayaa Cakiran, Ciidamo badan oo Militeri ah ayaa lasoo dhoobay wadooyinka Magaalada Caasi [...]
God Madaw oo Lagu Arkay Hawada Sare.

God Madaw oo Lagu Arkay Hawada Sare.

Cir-bixiyeeno ka tirsan wakaalado Caalami ah ayaa soo bandhigay, sawir ay sheegeen inuu yahay God madaw oo ka muuqda Hawada sare, mugdigaasi ayaa [...]
Bangkok : Hoteel Caan ah oo Gubtay iyo Dadkii Degenaa oo  Daaqadaha ka Booday.

Bangkok : Hoteel Caan ah oo Gubtay iyo Dadkii Degenaa oo Daaqadaha ka Booday.

Dab Xoog leh ayaa qabsaday Centara Grand hotel, oo ah Dhisme ka caan ah oo ka kooban  57 dabaq oo  ku yaala Badhtamaha Magaalada Bangkok,ee Caasimad [...]
Danjiraha Kuuriya  oo Gudbiyay Warqadihiisa  Safiirnimo ee Soomaaliya.

Danjiraha Kuuriya oo Gudbiyay Warqadihiisa Safiirnimo ee Soomaaliya.

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in  Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga [...]
RW Khayrre oo  Wajahaya  10  Su’aalood oo uu Hordhigay Sarkaal ka Tirsanaa Difaaca Maraykanka.

RW Khayrre oo Wajahaya 10 Su’aalood oo uu Hordhigay Sarkaal ka Tirsanaa Difaaca Maraykanka.

Washington, (HCTV) - Ra'iisal  Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayrre oo uu socdaal uga bilaabmay magaalada Washington ee dalka Maraykanka maalint [...]
1 2 3 24 15 / 348 POSTS