Author: maxamed aamin

1 2 15 / 25 POSTS
Somalia oo warbixin lagaga dhegeysan doono Caruusha

Somalia oo warbixin lagaga dhegeysan doono Caruusha

Caruusha, February 1, 2019 (HCTV.TV) shirweynaha madaxda adduunka oo maanta ka furmay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania ayaa lagu soo bandhigi doon [...]
Somaliland: Wasaaradda Diinta Hawlgal aan hore loo arag bilawday

Somaliland: Wasaaradda Diinta Hawlgal aan hore loo arag bilawday

Hargeysa, January 31, 2019 (HCTV.TV) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa bilawday hawlgal aan hore noociisa looga qaban Somaliland muddadii [...]
Lix Qof oo maalin walba  Miidaamo ugu dhinta dunida

Lix Qof oo maalin walba Miidaamo ugu dhinta dunida

Roma, January 30, 2019 (HCTV.TV) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ugu yaraan lix qof  ay dunida ugu dhintaan safar midaamo ah maalin walba. Sida [...]
Daraasad cusub oo daah-furtay Magnad dhulku kaydsado

Daraasad cusub oo daah-furtay Magnad dhulku kaydsado

Hargeysa, January 30, 2019 (HCTV.TV) Inkasta oo ay khubaradda dunidu sheegtay in dhulku lumiyey in ka badan  magnetic field 565 Malaayiin sannadood ka [...]
Sun albaabadda u laabtay dugsiyadda waxbarashada Caasimadda Thailand

Sun albaabadda u laabtay dugsiyadda waxbarashada Caasimadda Thailand

Bankok January 30, 2019 (HCTV.TV) Qiiq sun ah ayaa albaabadda u laabtay in ka badan 400 oo goobood oo wax lagu barto oo ku yaala magaalada Bankok ee x [...]
Fursad sharci oo ay madaxda Somaliland u siiyeen Somalia sheegashada Berbera

Fursad sharci oo ay madaxda Somaliland u siiyeen Somalia sheegashada Berbera

Hargeysa, January 29, 2019 (HCTV.TV) Warbixin falanqayn sharci ah oo laga sameeyey doodda sheegashada Somalia ku sheegato inay talo ku yeelato heshiis [...]

https://www.youtube.com/watch?v=PXgIyPnsyII Kampala/Muqdisho (HCT.TV) Wasaaradda Arrimaha Debada ee Somalia ayaa jawaab kulul ka bixisay weedho [...]
Madaxweynaha Uganda oo sheegay in Aanay Somalia dawlad ahayn iyo Jawaabta ay ka bixisay

Madaxweynaha Uganda oo sheegay in Aanay Somalia dawlad ahayn iyo Jawaabta ay ka bixisay

https://www.youtube.com/watch?v=QlfUqlIyag0 Kampala/Muqdisho (HCT.TV) Wasaaradda Arrimaha Debada ee Somalia ayaa jawaab kulul ka bixisay weedho uu [...]
Wasiirka Beeraha Zimbabwe oo ka hadlay xaaladda Somalia “Somalia Subax uun kumay toosin Xaaladda ay tahay Wasiirka Beeraha Zimbabwe

Wasiirka Beeraha Zimbabwe oo ka hadlay xaaladda Somalia “Somalia Subax uun kumay toosin Xaaladda ay tahay Wasiirka Beeraha Zimbabwe

Harare, January 28, 2019 HCTV.TV) “Somalia subax uun kumay toosin xaaladda ay tahay” sidaa waxa yidhi Wasiirka Beeraha Zimbabwe Perrance Shiri oo la h [...]
Ciidanka Bileyska Somaliland oo Xabsiga dhigay 28 carruur ah

Ciidanka Bileyska Somaliland oo Xabsiga dhigay 28 carruur ah

Hargeysa, January 29, 2019 (HCTV.TV)  Ugu yaraan 28 ka mid ah caruurta Derbi Jiifka ee magaalada Hargeysa ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay m [...]
“Waxaanu ka taageeraynaa Somaliland gaadhista qorshaheeda horumarineed”

“Waxaanu ka taageeraynaa Somaliland gaadhista qorshaheeda horumarineed”

. “{saldhig UK ku yeelato Berbera waxa xaqiiq ah inay ka horiman doonto dawladda Farmaajo ee Muqdisho” warbixin Baarlamaanka UK London, Janu [...]
Cilmiyadda Aadmigu u daba Fadhiisto Islaamka

Cilmiyadda Aadmigu u daba Fadhiisto Islaamka

Hargeysa, January 27, 2019 (HCTV.TV) – Tan iyo intii la abuuray aadmiga dadka dunidu waxay ku jireen tartan dhinaca nolosha iyo cilmiga ah, waxaanay i [...]
Jabhad ku hawlan inay bedesho Khariidada Geeska Afrika

Jabhad ku hawlan inay bedesho Khariidada Geeska Afrika

Addis Ababa, January 25, 2019 (HCTV.TV) Jabhad ay leeyihiin qawmiyadda Canfarta ee dalka Eritrea, balse xarunteedu tahay dalka Ethiopia ayaa ku hawlan [...]
Itoobiya Oo marti gelinaysa shirka dhaqaalaha dunida

Itoobiya Oo marti gelinaysa shirka dhaqaalaha dunida

Addis Ababa January 25, 2019 HCTV.TV) Dawladda dalka Itoobiya ayaa marti gelin doonta shirka dhaqaalaha adduunka ee sannadka 2020.. Sidaana waxa laga [...]
Tiradda Heshiisyada ay Somalia gashay sannadahani iyo kuwa ay joojisay

Tiradda Heshiisyada ay Somalia gashay sannadahani iyo kuwa ay joojisay

Muqdisho, January 24, 2019 (HCTV.TV) Dawladda federaalka ah ee Somalia ayaa gashay in ka badan 38 heshiis oo kala duwan intii u dhaxaysay 2014-2018. K [...]
1 2 15 / 25 POSTS