Author: Cabdiqaadir Carab

1 2 3 74 15 / 1100 POSTS
58 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Badda Atlantic-ga

58 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Badda Atlantic-ga

Mauritania (HCTV) – Inta la ogyahay 58 Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan dumar iyo Carruur ah ayaa ku  dhintay bad-weynta Atlantic-ga. Tahriibayaasha [...]
Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Siidaysay Sheekh Aadan-Sunne Iyo Dhallinyaro Xidhnaa Illaa 2017-kii

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Siidaysay Sheekh Aadan-Sunne Iyo Dhallinyaro Xidhnaa Illaa 2017-kii

Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa siidaysay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland [...]
Sababta Ay Isku Casishay Wakiilkii Somaliland Ee Dalka Finland (Akhri)

Sababta Ay Isku Casishay Wakiilkii Somaliland Ee Dalka Finland (Akhri)

Finland (HCTV)  - Saamiya Muuse oo ahayd Wakiilkii Somaliland u joogay Dalka Finland ayaa xilkaa iska casishay. Marwo Saamiya Muuse oo muddo dheer [...]
Maraykanka Oo Qabtay Hub IRAN Farsamaysay Oo Yemen Loo Sii Waday

Maraykanka Oo Qabtay Hub IRAN Farsamaysay Oo Yemen Loo Sii Waday

Yemen (HCTV) – Madax ka mid ah Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka Maraykanka ee ku sugan Gacanka Cadmeed uu qabtay [...]
Maqaal: Labadan Talaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysa Sumcadii Somaliland

Maqaal: Labadan Talaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysa Sumcadii Somaliland

Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caala [...]
Soomaaliya: Daadad Ku Dhuftay 25 Tuulo Iyo Digniin Laga soo Saaray Duufaano

Soomaaliya: Daadad Ku Dhuftay 25 Tuulo Iyo Digniin Laga soo Saaray Duufaano

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay Maanta soo saartay kaga digtay Fatahaado iyo Roobab waaweyn oo Dalka ka da’a. [...]
208 Qof Oo Ku Dhintay Hawl-gal Ay Sameeyeen Ciidammada IRAN

208 Qof Oo Ku Dhintay Hawl-gal Ay Sameeyeen Ciidammada IRAN

Tehran (HCTV) – Ugu yaraan 208 Qof ayaa la rumaysan yahay inay IRAN ku dhinteen intii uu socday hawl-gallo Ciidammada amnigu kaga hor tagayeen Dibed-b [...]
AKHRI: Dadkii Isticmaalay ‘Faceapp’ Oo War Naxdin Leh Loo Sheegay

AKHRI: Dadkii Isticmaalay ‘Faceapp’ Oo War Naxdin Leh Loo Sheegay

USA (HCTV) - Hay'adda dambi baadhista federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in adeegga FaceApp iyo kuwa noociisa ah ee lagu sameeyay waddanka [...]
Akhri: Wasiirro Xilka Laga Qaaday Oo ka Warramay Dareenkooda

Akhri: Wasiirro Xilka Laga Qaaday Oo ka Warramay Dareenkooda

Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo ka mid ahaa Masuuliyiin uu Madaxweyne Muu [...]
Sanaag: Dabley Weerartay Saldhigga Dhexe Ee Booliska Ceerigaabo

Sanaag: Dabley Weerartay Saldhigga Dhexe Ee Booliska Ceerigaabo

Ceerigaabo (HCTV) – Koox Dabley ah ayaa Xalay weerartay Saldhigga dhexe ee Booliska ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Kooxda Weera [...]
Ciraaq: Baarlamaanka Oo Aqbalay Iscasilaadda Raysal-Wasaaraha, Ka Dib Dibed-Baxyo 2 Bilood Socda

Ciraaq: Baarlamaanka Oo Aqbalay Iscasilaadda Raysal-Wasaaraha, Ka Dib Dibed-Baxyo 2 Bilood Socda

Ciraaq (HCTV) – Baarlamaanka Dalka Ciraaq ayaa aqbalay Is-casilaad uu Toddobaadkan u gudbiyey Raysal-wasaaraha Dalkaasi Adel Abdul Mahdi, ka dib laba [...]
AKHRI: Puntland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ka Goostay Oo Ku Biiray Somaliland

AKHRI: Puntland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ka Goostay Oo Ku Biiray Somaliland

Taleex (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beeniyey in Ciidamo ka mid ahaa Puntland ay ku biireen Ciidammada Somaliland. Wasi [...]
Somaliland Oo Maanta Laga Xusay Maalinta Aids-ka (Akhri)

Somaliland Oo Maanta Laga Xusay Maalinta Aids-ka (Akhri)

Hargeysa (HCTV) - Waxaa maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu qabtay  munaasibad balaadhan oo lagu  xusaayey, xuska maalinta Caalamiga ah ee Xa [...]
Somaliland: 3 Wasiir Iyo 2 Wasiir ku-xigeenka Oo Xilkii Laga Qaaday

Somaliland: 3 Wasiir Iyo 2 Wasiir ku-xigeenka Oo Xilkii Laga Qaaday

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu Xilki [...]
“Riyo-raac waxaan u Arkaa Miino loo soo Xambaariyey Madaxweynaha..” Cali-Guray

“Riyo-raac waxaan u Arkaa Miino loo soo Xambaariyey Madaxweynaha..” Cali-Guray

Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa ka hadlay Komiishanka cusub ee lagu muransan yahay oo Shalay Guddoomiye u doortay Ca [...]
1 2 3 74 15 / 1100 POSTS