Category: MAQAALLO

1 2 15 / 30 POSTS
Maqaal: Doorkii Ay Gashaantidu Ku Lahayd Dhaqanka Soomaalida !!

Maqaal: Doorkii Ay Gashaantidu Ku Lahayd Dhaqanka Soomaalida !!

Waxaa dhinaca bidix nooga muuqday qof xambaarsan xaabo badan waxay tallaabada u hash-laynaysaa sida Gorayada oo kale, iyadoo ay giftinada  fiiqfiiqan [...]
Waa Maxay Koronafayrus ?

Waa Maxay Koronafayrus ?

Marka hore aynu ku horrayno fayrusku wuxuu yahay. Ilma-aragtada nololayda ah waxa si kooban loogu qaybiyaa sadeex; Fungi, Backteria iyo Fayrus. Fayrus [...]
Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya

Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya

Xasaradaha iyo xasillooni darrada Geeska Afrika waxa xuddun u ah sheegashada Soomaaliya ee gobollo ka mid ah dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jamhuuriyadda [...]
Hambalyo: Siciid Iyo Raxma Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Hambalyo: Siciid Iyo Raxma Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Akram Rashiid Cabdi, khadar Aadan Abokor, Siddiiq Maxamed Burmad, Xasan Dhuxul Laab-saalax, C/laahi Xasan Ganey, Marwaan Sulub Cabdi Maxamed Ismaac [...]
Gal-daloolooyinka Xeerarka Doorashooyinka Somaliland Waxay Sababeen Hal-xidhaalaha Khilaafka Komishanka

Gal-daloolooyinka Xeerarka Doorashooyinka Somaliland Waxay Sababeen Hal-xidhaalaha Khilaafka Komishanka

Sida ku cad Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Degaanka Jamhuuriyadda Somaliland ee xeer Lr. 20/2001, gaar ahaan qodobka 13-aad, waxa x [...]
Waajibaadka Waaxda Hubinta Allaabooyinka ka soo gudba Kastamada Oo Wasaaradda Maaliyaddu soo kordhisay

Waajibaadka Waaxda Hubinta Allaabooyinka ka soo gudba Kastamada Oo Wasaaradda Maaliyaddu soo kordhisay

  Ka dib, markii 13-kii bishii Novamber ee 2017-kii Mudane Muuse Biixi Cabdi loo doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa si tal [...]
MAQAAL: Muwaadin Ka Cabanaya Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Codsi U Dirtay Wasiirka Arrimaha Gudaha

MAQAAL: Muwaadin Ka Cabanaya Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Codsi U Dirtay Wasiirka Arrimaha Gudaha

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ah Oday Xilkas ah waxaan ka codsanayaa inuu iga qabto dulmiga ay igu hayso Dawladda Ho [...]
Faallo: Siyaasiyiinta Somaliland Wax Ha Ka Bartaan Qaabkii Loo Xalliyey Xanaftii Ka Dhalatay Doorashooyinkii Kenya

Faallo: Siyaasiyiinta Somaliland Wax Ha Ka Bartaan Qaabkii Loo Xalliyey Xanaftii Ka Dhalatay Doorashooyinkii Kenya

Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooy [...]
Maqaal: Labadan Talaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysa Sumcadii Somaliland

Maqaal: Labadan Talaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysa Sumcadii Somaliland

Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caala [...]
Maqaal: Maxaa Ka Dhalan Kara Dagaalka iyo Cunaqabataynta Farmaajo Ee Jubaland ?

Maqaal: Maxaa Ka Dhalan Kara Dagaalka iyo Cunaqabataynta Farmaajo Ee Jubaland ?

Farmaajo xaaladda Jubbaland in uu waanwaan iyo wada hadal ku dayo wuxuu ka doorbiday in uu dagaal ku muquuniyo, maamulkaas oo ka mid ah kuwa ugu degga [...]
Maqaal: Warqad Furan Oo Ku Socota Macallinka Ka Cabanaya In Dhul Laga Qaaday, Dowladda Hoose Ee Hargeysa & Xil. Nac-nac

Maqaal: Warqad Furan Oo Ku Socota Macallinka Ka Cabanaya In Dhul Laga Qaaday, Dowladda Hoose Ee Hargeysa & Xil. Nac-nac

“Ilma Biixi dhulka ku waayi maayaan Madaxweynaha ayaad isku hayb tihiin, macallinkuna dhul ku heli maayo qoyska Madaxweynaha ayaa dhul igu haysta, lab [...]
Maqaal: 21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-Dhigay Kacaankii Keli-Talisnimada Iyo Gawraca Dadka

Maqaal: 21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-Dhigay Kacaankii Keli-Talisnimada Iyo Gawraca Dadka

21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, ka [...]
MAQAAL: Togdheer & Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale

MAQAAL: Togdheer & Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale

Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose, taas oo k [...]
Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Soomaaliga

Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Soomaaliga

Fartii hore ee ay isticmaali jireen Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaas oo ka soo jeeda Afka Giriigga oo la micno ah; “Fart [...]
Akhri: Farriin Ku Socota Madaxweyne Muuse Biixi

Akhri: Farriin Ku Socota Madaxweyne Muuse Biixi

Mudane Madaxweyne waligay farriin kuumaan soo dirin, maanta se waa ay ka fursan weyday. Haddii aannu nahay dadweynaha reer Hargeysa waxaannu u doqonni [...]
1 2 15 / 30 POSTS