Category: WARARKA

1 2 3 50 15 / 737 POSTS
Somaliland Oo Baaq U Dirtay Hay’adaha Qaramada Midoobay

Somaliland Oo Baaq U Dirtay Hay’adaha Qaramada Midoobay

Boorama (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalamiga ah ugu [...]
Ethiopia Oo Yeelatay Saxaafad Xor Ah

Ethiopia Oo Yeelatay Saxaafad Xor Ah

Addis Ababa, (HCTV) – Xafiis qalabkiisa la soo ururiyey oo qaybi banaan tahay, ayaa mid ka mid ah suxufiyiinta ugu caansan Ethiopia ayaa wargeyskiisa [...]
Baanka Oo Xaaraan Ku Sheegay In Maceeshadda Aan Qiimaha Sarrifku Marayo Lagu Iibin

Baanka Oo Xaaraan Ku Sheegay In Maceeshadda Aan Qiimaha Sarrifku Marayo Lagu Iibin

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland, Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Qiimaha Maceesahadda D [...]
Miyey Kulmeen Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Puntland ?

Miyey Kulmeen Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Puntland ?

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Wara [...]
Madaxweyne Biixi Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Wasiirka Khaarajiga Oo Ka War-Bixiyey

Madaxweyne Biixi Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Wasiirka Khaarajiga Oo Ka War-Bixiyey

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ay [...]
Kharashka Ku Baxa Amaanka Agaasimaha Facebook Oo Xadhkaga Goostay

Kharashka Ku Baxa Amaanka Agaasimaha Facebook Oo Xadhkaga Goostay

Washington, (HCTV) - Shiradda Facebook ayaa ilaalada amaanka Agaasimahooda guud ku bixisay lacag ka badan $22 Milyan oo dollar sanadkii 2018-ka. Sidoo [...]
“Ma Jiri Doono Madaar Cusub Oo Laga Dhisayo Berbera..” Wasiir Faratoon

“Ma Jiri Doono Madaar Cusub Oo Laga Dhisayo Berbera..” Wasiir Faratoon

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaamiyo oo Safar shaqo ugu maqnaa dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta [...]
Weeraro Dhinaca Cirka Ah Oo Ruxay Caasimada Libya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Weeraro Dhinaca Cirka Ah Oo Ruxay Caasimada Libya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Tripoli, (HCTV) – Qarax xoogan ayaa ruxay caasimada dalka Libya ee Tripoli oo daba socday weerar dhinaca cirka ah, sida ay sheegeen dadka deegaanku. [...]
Maxaa Ka Soo Kordhay Weerarkii Saaka Ee Srilanka ?

Maxaa Ka Soo Kordhay Weerarkii Saaka Ee Srilanka ?

Srilanka (HCTV) – Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya Weerar Saaka lagu qaaday Saddex Kiniisadood iyo Saddex Huteel oo ku yaalla Dalka Srilanka ayaa [...]
Galmudug: Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo Oo Dab Xoogan Ka Kacay

Galmudug: Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo Oo Dab Xoogan Ka Kacay

Gaalkacayo, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya inuu dab xoog lihi uu ka kacay saaka [...]
207 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxyo Xidhiidh Ah Oo Ka Dhacay Sri Lanka

207 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxyo Xidhiidh Ah Oo Ka Dhacay Sri Lanka

Colombo, (HCTV) - Saddex Kiniisadood iyo Saddex Hotel ayaa qaraxyo is-xigxiga lala beegsaday dalka Sri Lanka, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay dad tira [...]
India: Cod-bixiye Iska Gooyey Fartii Uu Ku Codeeyay

India: Cod-bixiye Iska Gooyey Fartii Uu Ku Codeeyay

India (HCTV)  - Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa iska jaray farta Soomaalidu u taqaano Murdisada, ka dib doorashadii guud ee Dalkaasi ka dhacday. P [...]
Masar Oo U Codaynaysa Afti Mudada Loogu Dheeraynayo Madaxweynaha

Masar Oo U Codaynaysa Afti Mudada Loogu Dheeraynayo Madaxweynaha

Qaahira, (HCTV) – Dadka reer Masar ayaa bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan aftida wax ka badal loogu samaynayo dastuurka dalkaasi si Madaxweynaha dal [...]
Gabadh Weriye Ahayd Oo Lagu Dilay Ingiriiska

Gabadh Weriye Ahayd Oo Lagu Dilay Ingiriiska

London (HCTV) – Waxa Dalka Ingiriiska lagu dilay Suxufiyad Magaceedu ahaa Lyra McKee, habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay. Dilka Gabadhan Weriyah [...]
Guddoomiyihii Hore Ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Geeriyooday

Guddoomiyihii Hore Ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Geeriyooday

Garoowe (HCTV) – Waxa Magaalada Garoowe ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi [...]
1 2 3 50 15 / 737 POSTS