Category: WARARKA

1 124 125 126 127 128 230 1890 / 3447 POSTS
16 Qof Oo Haween Iyo Caruur Isugu Jira Oo Lagu Laayey Papua New Guinea

16 Qof Oo Haween Iyo Caruur Isugu Jira Oo Lagu Laayey Papua New Guinea

Karida, (HCTV) – Ugu yaraan 16 qof oo isugu jira haween iyo caruur ayaa lagu dilay xasuuq ka dhacay gobolka Hela ee dalka Papua New Guinea, waxaanu di [...]
Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo Dhexdhexaadin Ka Bilaabay Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo Dhexdhexaadin Ka Bilaabay Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa wakiilo u kala diray dalalka Kenya iyo Somalia si ay xal ugu helaan khilaafka xa [...]
Amiirka Qatar Oo Madaxweyne Trump Kula Kulmay Washington

Amiirka Qatar Oo Madaxweyne Trump Kula Kulmay Washington

Washington, (HCTV) – Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kula kulmay magaalada Washing [...]
Cali Maxamed Geedi Oo Kenya Iyo Somalia Ugu Baaqay Inay Meesha Ka Saaraan Muranka Badda

Cali Maxamed Geedi Oo Kenya Iyo Somalia Ugu Baaqay Inay Meesha Ka Saaraan Muranka Badda

Johannesburg, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee Somalia, Dr Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay labada dal ee Somalia iyo Kenya inay xal ka gaadhaan k [...]
Hindiya Maxay Ku Wayday Dulqaadka Diimaha Ee Ka Hirgalay Indonesia

Hindiya Maxay Ku Wayday Dulqaadka Diimaha Ee Ka Hirgalay Indonesia

Jakarta, (HCTV) - Labada waddan ee ugu balaadhan Asia oo dimuqraadiyadoodu ay kala duwan tahay ayaa qabtay doorashooyinkooda todobaadadii la soo dhaaf [...]
Shiinaha Oo Maraykanka Ugu Baaqay Inuu Joojiyo Hubka $2.2bn Jooga Ee Uu Ka Iibinayo Taiwan

Shiinaha Oo Maraykanka Ugu Baaqay Inuu Joojiyo Hubka $2.2bn Jooga Ee Uu Ka Iibinayo Taiwan

Beijing, (HCTV) – Dalka Shiinaha ayaa Maraykanka ka dalbaday inuu si dhakhso ah u joojiyo hubka qiimihiisu dhan yahay $2.2bn ee uu ka iibinayo Taiwan, [...]
Ethiopia Oo 50 Kun Oo Shaqaale Ah U Diraysa Imaaraadka Carabta

Ethiopia Oo 50 Kun Oo Shaqaale Ah U Diraysa Imaaraadka Carabta

Addis Ababa, (HCTV) - Dalka Ethiopia ayaa sheegay in dalkiisu uu u diri doono 50,000 shaqaale ah dalka Imaaraadka Carabta,  Sida uu ku dhawaaqay Raysa [...]
Qaramada Midoobay Oo Doonaysa Inay Wada-hadlaan Somaliland Iyo Puntland

Qaramada Midoobay Oo Doonaysa Inay Wada-hadlaan Somaliland Iyo Puntland

Garoowe (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqday inay ka wada-hadlaan Muranka u dhexeeya. Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha [...]
“7 Ilmood Ayaan Iska Soo Ridey, Oohintooda Ayaan Maqlaa Markaan Seexdo”

“7 Ilmood Ayaan Iska Soo Ridey, Oohintooda Ayaan Maqlaa Markaan Seexdo”

Nairobi (HCTV) - Martha Anne Bwore oo ka mid ah Weriyeyaasha Kenya ayaa soo bandhigtay dhibaatada ay la kulmaan Hablaha Da’da yar ee Uur qaada, iyagoo [...]
Jarmalka Oo Diiday Codsi Uga Yimid Dawladda Maraykanka

Jarmalka Oo Diiday Codsi Uga Yimid Dawladda Maraykanka

Suuriya (HCTV) – Dawladda Jarmalka ayaa diidday Codsi uga yimid Dawladda Maraykanka, kaasi oo ahaa in Jarmalku Ciidamo kuwa dhulka ah u soo diro Dalka [...]
Sawirro: Xuutiyiinta Oo Soo Bandhigay Gantaallo Cusub Iyo Diyaaradaha Wax Basaasa

Sawirro: Xuutiyiinta Oo Soo Bandhigay Gantaallo Cusub Iyo Diyaaradaha Wax Basaasa

Yemen (HCTV) – Kooxda Dagaallada ka wada dalka Yemen ee Xuutiyiinta ayaa soo bandhigay Gantaallo Cusub iyo Diyaaradaha Wax basaasa ee loo yaqaanno Dro [...]
Kooxda Al-shabaab Oo Lix Maalmood Gudahood Fagaare Ku Dishay 18 Qof

Kooxda Al-shabaab Oo Lix Maalmood Gudahood Fagaare Ku Dishay 18 Qof

Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalama Koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa Qudha ka jaray 18 Qof illaa Maalintii Arbacadii ee Toddobaadkii [...]
14 Arrimood Oo Aad Qoomayso 50 Jirkaaga

14 Arrimood Oo Aad Qoomayso 50 Jirkaaga

Hargeysa (HCTV) – Marka la da’yar yahay waxa la sameeyaa kala doorashooyin innaga oo aan Maanka ku haynin Mustaqbalka, marmar qaarkoodna Doorashooyink [...]
Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka QM Ee Somalia

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka QM Ee Somalia

Garoowe, (HCTV) – Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay u [...]
Saldhigga Caalamiga Ah Ee Hawada Sare Oo Markii Koowaad Cunto Xalaal Ah Laga Helayo

Saldhigga Caalamiga Ah Ee Hawada Sare Oo Markii Koowaad Cunto Xalaal Ah Laga Helayo

USA (HCTV) – Waxa Markii ugu horraysay Cunto Xalaal ah oo Dadka Muslimka ahi cuni karaan la geynayaa Saldhigga Caalamiga ah ee Hawada Sare, sida ay sh [...]
1 124 125 126 127 128 230 1890 / 3447 POSTS