Category: WARARKA

1 131 132 133 134 135 196 1995 / 2928 POSTS
Xaaji Cabdi Waraabe Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Degaanka Toon Ee Hargeysa

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Degaanka Toon Ee Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo maalintii shalay ku ge [...]
Ilaalada Kacaanka Iran Oo Qaadacay Wadahadal Ay La Yeeshaan Maraykanka

Ilaalada Kacaanka Iran Oo Qaadacay Wadahadal Ay La Yeeshaan Maraykanka

Tehran, (HCTV) – Ilaalada Kacaanka dalka Iran ayaa gaashaanka ku dhuftay wada-xaajood ay la yeeshaan dawladda dalka Maraykanka, waxaanay meesha ka saa [...]
Doon Ku Dagtay Badda Mediterranean-ka Oo Ay Ku Dhinteen 65 Qof

Doon Ku Dagtay Badda Mediterranean-ka Oo Ay Ku Dhinteen 65 Qof

Tunisia, (HCTV) – Dad tiradooda lagu sheegay 65 qof ayaa dhintay kadib markii doon ay saarnaayeen oo ay ku tahriibayeen ay kula dagtay Badda Mediterra [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xaaji Cabdi Waraabe

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xaaji Cabdi Waraabe

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somalilan [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmo Ka Gashay Tartanka Qur’aanka

Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmo Ka Gashay Tartanka Qur’aanka

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka [...]
Damalkii Nabadda (Xaaji Cabdi Xuseen)  oo  Geeriyooday….

Damalkii Nabadda (Xaaji Cabdi Xuseen) oo Geeriyooday….

Hargeisa (HCTV)  Magaalada Hargeisa waxaa maanta ku Geeriyooday  Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf- (Cabdi Waraabe ) Taliyihii Hore waaxda Socdaalka [...]
Maxkamad Dil Ku Xukuntay Dhallinyaro Lagu Eedeeyay Argagixiso-nimo

Maxkamad Dil Ku Xukuntay Dhallinyaro Lagu Eedeeyay Argagixiso-nimo

Boosaaso (HCTV) – Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay 5 dhalinyaro Soomaali ah oo lagu helay danbi ah in iyagoo ka [...]
Nin Si Khalad Ah U Xidhnaa 31 Sano Oo Mag-dhow Loo Siiyey $ 75

Nin Si Khalad Ah U Xidhnaa 31 Sano Oo Mag-dhow Loo Siiyey $ 75

Tennessee (HCTV) - Nin ku noolaa Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka, ayaa ka soo baxay Xabsi uu ku jiray Muddo 31 Sannadood ah, xabsigaasi oo loogu [...]
Midawga Yurub Oo Diiday In Iran Ka Baxdo Heshiiska Nuclear-ka

Midawga Yurub Oo Diiday In Iran Ka Baxdo Heshiiska Nuclear-ka

Brussels, (HCTV) – Qaar ka mid ah dalalka Midawga Yurub ayaa sheegay in aanay aqbali doonin 60-ka maalmood ee dawladda Iran u qabatay heshiiskii dhina [...]
Somaliland Oo Beenisay In Wajaale Laga Iibsaday Rasaas Lagu Qabtay Itoobiya

Somaliland Oo Beenisay In Wajaale Laga Iibsaday Rasaas Lagu Qabtay Itoobiya

Gabiley (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa ka hadashay Rasaas tiro badan oo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya sheegay in lagu qabtay Degmada Wajaale, gaar [...]
Sucuudiga Oo Xabsiyada Ka Sii Daayey 1,400 Ethiopian Ah

Sucuudiga Oo Xabsiyada Ka Sii Daayey 1,400 Ethiopian Ah

Riyadh, (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa siidaysay 1,400 Ethiopian ah oo ku xidhnaa xabsiyada dalka Sucuudiga kadib markii xukun uu ku dhacay s [...]
“Tallaabadii UFO Ayaanu Qaadi Doonaa, Haddii Deg-deg…” Dhallinyarada WADDANI

“Tallaabadii UFO Ayaanu Qaadi Doonaa, Haddii Deg-deg…” Dhallinyarada WADDANI

Hargeysa (HCTV) – Dhallinyarada Taageera Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Maanta isku soo bax ka sameeyay Magaalada Hargeysa, kaasi oo ay ku dal [...]
Doorashada Koonfur Afrika Iyo Xisbiga ANC Oo Hogaaminaya Codadka La tiriyey

Doorashada Koonfur Afrika Iyo Xisbiga ANC Oo Hogaaminaya Codadka La tiriyey

Cape Town, (HCTV) – Xisbiga xukuma dalka Koonfurta Afrika ee ANC ayaa hogaaminaya codadka doorashada dalkaasi Koonfurta Afrika ee la tiriyey oo Xisbig [...]
Shir Uu Madaxweyne Biixi Guddoominayey Oo Muranka Dhulka Lagaga Dooday

Shir Uu Madaxweyne Biixi Guddoominayey Oo Muranka Dhulka Lagaga Dooday

Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiista ayaa waxa War-bixinno lagaga dhegaystay Wasiirro, waxaana lagaga dooday Muranka dh [...]
“Nin Jecel & Nin Neceb-ba, 18 May Waa Taariikh Somaliland Leedahay..” Xil. Axmed Ducaale

“Nin Jecel & Nin Neceb-ba, 18 May Waa Taariikh Somaliland Leedahay..” Xil. Axmed Ducaale

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Anshax-marinta ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Axmed Ducaale ayaa ka hadlay hadal uu Xildhibaan [...]
1 131 132 133 134 135 196 1995 / 2928 POSTS