Category: WARARKA

1 161 162 163 164 165 222 2445 / 3318 POSTS
Xad-gudubyo Adeeg Xumo Oo Loo Xidhay Cisbitaal Ku Yaalla Imaaraadka

Xad-gudubyo Adeeg Xumo Oo Loo Xidhay Cisbitaal Ku Yaalla Imaaraadka

Abu Dubai (HCTV) – Cisbitaal ku yaalla Magaalada Abu Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa la xidhay, ka dib markii ka dhaceen Xad-gudubyo. [...]
Ramadan 2019: Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Soonka

Ramadan 2019: Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Soonka

Khabiiro caafimaad ayaa sheegay in joojinta cuntada inta agu gudo jiro maalinta in ay ka hor tagto dhibaatooyinka dhinaca caafimaada isla markaana ay [...]
Magacyada Rag Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd Oo La Soo Bandhigay

Magacyada Rag Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd Oo La Soo Bandhigay

Gaalkacayo (HCTV) – Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa la soo taagay 10 Qof oo loo haysto Kufsi Wadareed iyo Dil Ga [...]
Madaxweynihii Hore Ee Nigeria Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland

Madaxweynihii Hore Ee Nigeria Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland

Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa lagu soo dhaweeyay Olusegun Obasanjo oo Dalka Nigeria Madaxweyne ka soo ahaa 1999 i [...]
“Xaaladda Deg-degga Ahi Waxay Somaliland Ku Celinaysaa 1988-kii..” Xil. Dirir

“Xaaladda Deg-degga Ahi Waxay Somaliland Ku Celinaysaa 1988-kii..” Xil. Dirir

Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda deg-degga ah ee lagu Gobol [...]
Kuuriyada Waqooyi Oo Cunada Ka Yaraysay Dadkeeda Iyo Macaluul Laga Baqayo

Kuuriyada Waqooyi Oo Cunada Ka Yaraysay Dadkeeda Iyo Macaluul Laga Baqayo

Pyongyang, (HCTV) – Xaaladda dalkan la godoomiyey ee Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu qeexaa mid “aad u daran”, waxaana laga cabsi qabaa macaluul soo wajah [...]
Badi Dalalka Carabta Oo Filaya In Ramadaan Kow Noqoto Maalinta Isniinta

Badi Dalalka Carabta Oo Filaya In Ramadaan Kow Noqoto Maalinta Isniinta

Riyadh, (HCTV) - Badi dalalka Carabka ayaa la filayaa in maalinta koowaad ee ay soomayaan bisha barakaysan ee Ramadan, oo la filayo inuu soo muuqdo da [...]
Ethiopia: 600 Qof Oo Loo Xidhay Iska Hor-imaadyadii Malaayiintu Ku Barakaceen

Ethiopia: 600 Qof Oo Loo Xidhay Iska Hor-imaadyadii Malaayiintu Ku Barakaceen

Ethiopia (HCTV) – Ciidammada Itoobiya ayaa dejiyey Iska hor-imaadyo dhex maray Qoomiyaha Axmaarada iyo Benishangul Gumuz ee dalka Itoobiya, ka dib mar [...]
Imaaraadka Carabta Oo Amaro Ka Soo Saaray Gaadiidka Waaweyn Bisha Ramadaan

Imaaraadka Carabta Oo Amaro Ka Soo Saaray Gaadiidka Waaweyn Bisha Ramadaan

Abu Dhabi, (HCTV) – Ciidamada Bileyska ee Abu Dhabi ayaa ku dhawaaqay in gaadiidka waaweyn ee xamuulka iyo basaska qaada in ka badan 50 rakaab ah laga [...]
Somaliland: Dablay Saraakiil Ciidan Ku Dilay Sanaag Oo La Qabtay (Akhri)

Somaliland: Dablay Saraakiil Ciidan Ku Dilay Sanaag Oo La Qabtay (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in la soo qabtay Saddex ka mid ah Dablay hubaysan oo Toddobaadkii hore Gobolka Sanaag ku dilay T [...]
Xarunta Xuquuqal Insaaka Oo Walaac Ka Muujisay Dad Xoog Lagaga Saaray Dhul Madaxtooyo Loo Qoondeeyey

Xarunta Xuquuqal Insaaka Oo Walaac Ka Muujisay Dad Xoog Lagaga Saaray Dhul Madaxtooyo Loo Qoondeeyey

Hargeysa, (HCTV) – Xarunta Xuquuqal Insaaku waxaay walaac ka qabtaa falka xoog ah ee lagaga saaray qoysas dhul ay degenaayeen oo la sheegay in loo qoo [...]
Diyaarad Boeing 737 Ah Oo Quustay Webi Ku Dhow Garoonkay Fadhiisatay (Akhri Faahfaahin)

Diyaarad Boeing 737 Ah Oo Quustay Webi Ku Dhow Garoonkay Fadhiisatay (Akhri Faahfaahin)

Cuba (HCTV) – Cuba (HCTV) – Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737 ayaa dhex fadhiisatay Webi yar oo ku yaalla dhammaadka garoonka diyaaradaha ee Magaalad [...]
Maydka Madaxweynihii Hore Ee Ethiopia Oo Addis Ababa La Keenay

Maydka Madaxweynihii Hore Ee Ethiopia Oo Addis Ababa La Keenay

Addis Ababa, (HCTV) – Maydka Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia Dr Negasso Gidada ayaa la soo gaadhsiiyey caasimada dalka Ethiopia Ee Addis Ababa ka [...]
HCTV CUP: African Relief Oo Ku Guulaystay Koobkii Garoonka GURO-SAMO

HCTV CUP: African Relief Oo Ku Guulaystay Koobkii Garoonka GURO-SAMO

Hargeysa (HCTV) – Waxa si wanaagsan u soo dhamaaday Tartankii Kubadda Cagta HCTV ee ka socday Garoonka Guryo-samo ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaala [...]
Khasaaraha Duufaanta Fani Ee Ku Dhufatay India Iyo Bangladesh Oo Korodhay

Khasaaraha Duufaanta Fani Ee Ku Dhufatay India Iyo Bangladesh Oo Korodhay

Odisha, (HCTV) – Duufaantii ugu xooganayd ee ku dhufatay dalalka India iyo Bangladesh ayaa kharaase baaxad lihi uu ka dhashay, waxaanay tirada dhimash [...]
1 161 162 163 164 165 222 2445 / 3318 POSTS