Category: WARARKA

1 168 169 170 171 172 236 2550 / 3533 POSTS
Soomaaliya: Hal Qof Oo Loo Qabtay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee La Xaday

Soomaaliya: Hal Qof Oo Loo Qabtay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee La Xaday

Muqdisho (HCTV) – Ciidammada Amniga ayaa la sheegay inay Gacanta ku dhigeen Nin lagu tuhunsan yahay inuu bixiyey Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Dawla [...]
“Wax Beel Dhexe La Yidhaahdaa Ma Jirto, 18-ka Mayna.” Wasiirka Cadaaladda

“Wax Beel Dhexe La Yidhaahdaa Ma Jirto, 18-ka Mayna.” Wasiirka Cadaaladda

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa difaacay Xuska Maalinta 18-ka May, ka dib markii Dad qaarkood [...]
Wefti Ka Socda Guddiga Arrimaha dibedda Baaramaanka Uganda Oo Somaliland Yimid

Wefti Ka Socda Guddiga Arrimaha dibedda Baaramaanka Uganda Oo Somaliland Yimid

Hargeysa (HCTV) – Wefti ka socda Baarlamaanka Dalka Uganda ayaa socdaal ku yimid Somaliland. Weftigan ayaa Maanta kulamo gooni gooni ah la yeeshay [...]
Milletariga Suudaan Oo 72 Saacadood Hakiyey Wada-hadalladii Dibed-baxayaasha

Milletariga Suudaan Oo 72 Saacadood Hakiyey Wada-hadalladii Dibed-baxayaasha

Khartoum (HCTV) – Hoggaamiyeyaasha Milletariga Dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay inay muddo 72 Saacadood ah hakiyeen Wada xaajooyo ay qayb ka ahaayeen H [...]
Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Somalia Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey HCTV (AKHRI)

Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Somalia Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey HCTV (AKHRI)

Hargeysa, (HCTV) – Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Somalia, Ambassador Ben Fender ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Telefishanka HCTV waxa uu k [...]
Reer Galbeedka Oo Xamaan Ururrsanaya Ciraaq, Ka Dib Xiisadda IRAN Iyo USA

Reer Galbeedka Oo Xamaan Ururrsanaya Ciraaq, Ka Dib Xiisadda IRAN Iyo USA

Iraq (HCTV) – Dawladaha Netherlands iyo Jarmalka ayaa joojinaya Hawl-gallo ay ka wadeen Dalka Ciraaq, ka dib markii ay soo baxeen Cabsi amaan-darro. [...]
Madaxtooyada Oo ka Hadashay Xadhigga Xildhibaan Dhakool

Madaxtooyada Oo ka Hadashay Xadhigga Xildhibaan Dhakool

Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay eedaymo Xukuumadda loogu jeediyey Xadhigga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka soo horje [...]
Baanka Dhexe Oo Doonaya Inuu Wacyi-gelin Kula Dagaalamo Sicir-bararka Raashinka

Baanka Dhexe Oo Doonaya Inuu Wacyi-gelin Kula Dagaalamo Sicir-bararka Raashinka

Hargeysa (HCTV) – Baanka dhexe ee Somaliland ayaa sheegay inay Ganacsatada ku wacyi-gelinayaan inay wax ku iibiyaan Qiimaha uu Baanku gaadhsiiyey Sari [...]
“Tujaartu Cashuurta ma bixiso ee Danyartaa bixisa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha

“Tujaartu Cashuurta ma bixiso ee Danyartaa bixisa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Ganacsatada waaweyni aanay bixinin Cashuur [...]
Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Burco (HCTV) – Roobab ka da’ay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa gooyey Biriij ay Isticmaali jireen Dadka ku Ganacsada am [...]
Millateriga Suudaan Oo 3 Sano Oo Ku Meel-gaadh Ah Dalka Hoggaamin Doona

Millateriga Suudaan Oo 3 Sano Oo Ku Meel-gaadh Ah Dalka Hoggaamin Doona

Khartoum (HCTV) – Milletariga Dalka Suudaan ee Awoodda dalkaasi Bishii hore kala wareegay Madaxweynihii Muddada dheer xukunka dalkaasi hayey Cumar Xas [...]
“Ma Jiro Wax Noo Diidaya Inaanu Safiirro Gaar Ah La Kulano..” C/raxmaan Cirro

“Ma Jiro Wax Noo Diidaya Inaanu Safiirro Gaar Ah La Kulano..” C/raxmaan Cirro

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Cirro oo Shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar uu ugu maqna [...]
Goobaha Shidaal Soo-Saarka Ee Sucuudiga Oo La Weerarray Maanta

Goobaha Shidaal Soo-Saarka Ee Sucuudiga Oo La Weerarray Maanta

Saudi Arabia (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones-ka lagu [...]
Ka Faa’idaysta Bisha Ramadaan (Akhriso)

Ka Faa’idaysta Bisha Ramadaan (Akhriso)

Ilaah isaga ayaa weynee soonka ha inaga aqbalo,danbigeenana ha dhaafo,alle wuxuu ku tilmaamay ramadaanta maalmo yar,malmahaasi waxay ku dhamaan doonaa [...]
Raysal-wasaare Toddobaad Walba Sameeya Qalliin

Raysal-wasaare Toddobaad Walba Sameeya Qalliin

Bhutan (HCTV) – Waa Sabti, Gudaha Dalka Bhutan, Lotay Tshering hadda wuxuu dhamaystirtay Qaliin dib u habayn ah oo uu Qof bukaan ah ugu sameeyay Cisbi [...]
1 168 169 170 171 172 236 2550 / 3533 POSTS