Category: WARARKA

1 169 170 171 172 173 240 2565 / 3592 POSTS
Diyaarada Hermeus Qorshaheedu Wuxuu Yahay Inay U Duusho New York Ilaa London 90 Daqiiqo

Diyaarada Hermeus Qorshaheedu Wuxuu Yahay Inay U Duusho New York Ilaa London 90 Daqiiqo

Washington, (HCTV) - Shirkad Maraykan ah ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay ku horumarinayso diyaarad u socota shan saacadood oo ah xawaaraha codka, taas [...]
Somaliland: Dawladda Oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka

Somaliland: Dawladda Oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka Iyo horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa bilowday hawl-gal ay ku ururrinayso Gaadiidka ay wadaan Dirawallada aa [...]
Faysal Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu War Xun Siiyey Beesha Caalamka

Faysal Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu War Xun Siiyey Beesha Caalamka

Nairobi (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Wefti ka socda Xisbiyada KULMIYE iyo UCID oo Socdaa [...]
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Somalia

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Somalia

Hargeysa, (HCTV) - Kaltuun Sheikh Xasan oo ka mid ah xubnaha Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Gudoomiy [...]
Wasiirro Puntland Ah Oo Difaacay Kornayl Tuke

Wasiirro Puntland Ah Oo Difaacay Kornayl Tuke

Hargeysa (HCTV) – Wasiirro ka mid ah Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ka hadlay Dacwad loo haysto Kormayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke). [...]
Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujisay Xaladda Xorriyadda Hadalka

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujisay Xaladda Xorriyadda Hadalka

Hargeysa, (HCTV) - Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay walaac wayn ka qabtaa xaladda xorriyadda hadalka ee Somaliland oo sii xumaanaysa. Waxa hada xabsi [...]
KENYA: Wefti Ka Socday Dawladda Soomaaliya Oo Ku Qaybsamay Madaarka Nairobi

KENYA: Wefti Ka Socday Dawladda Soomaaliya Oo Ku Qaybsamay Madaarka Nairobi

Nairobi (HCTV) – Xidhiidhka Diblumaasiyadeed ee Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heerkii ugu xumaa ku gaadhay muddo 24 Saacadood gudahood ah, ka di [...]
Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee Somalia Oo Ka Digay Cuno Yaraan

Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee Somalia Oo Ka Digay Cuno Yaraan

Muqdisho, (HCTV) - Ugu yaraan 1.7 malyan oo qof oo Soomaali ah ayaa wajahaya cunto yaraan ba'an kadib markii dib u dhac ku yimid roobabkii di’i jiray, [...]
Xuutiyiinta Oo Weerarray Makkah, Daa’if Iyo Najran Oo Sucuudiga Ah

Xuutiyiinta Oo Weerarray Makkah, Daa’if Iyo Najran Oo Sucuudiga Ah

Najran (HCTV) – Jabhadda reer Yemen ee Xuutiyiinta ayaa Weerarray Magaalada Koonfurta Sucuudiga ku taalla ee Najran. Xuutiyiinta ayaa Weerarkan u a [...]
Hargeysa: Khataraha Qarsoon Ee Caasimada

Hargeysa: Khataraha Qarsoon Ee Caasimada

Hargeysa, (HCTV) - Khataraha ka iman kara dadka degan dhulka jilicsan ee jeex-jeexyada iyo dooxyada yaryar ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa ma [...]
Nigel Farage oo Caano lagu Saydhay.

Nigel Farage oo Caano lagu Saydhay.

Hogaamiyaha xisbiga Brexit, Nigel Farage,ayaa caano lagu saydhay isagoo ku gudo jira olole socod ah oo la xidhiidha doorashada baarlamanka ee Midawg [...]
Kursigii Guurtida Ee Uu Banneeyay Xaaji Cabdi-waraabe Oo La Buuxiyey

Kursigii Guurtida Ee Uu Banneeyay Xaaji Cabdi-waraabe Oo La Buuxiyey

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Maanta dhaariyey Axmed Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe) oo [...]
Weftigii Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Baarlamaanka Kenya Kulamo La Yeeshay

Weftigii Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Baarlamaanka Kenya Kulamo La Yeeshay

Nairobi, (HCTV) – Wefti balaadhan oo ka socday labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo socdaal ku tagay Nairobi shalay ayaa kulamo la yeesha [...]
“Anigana Ha Ahaatee, Siyaasiga Ha Aaminina..” Wasiirka Beeraha

“Anigana Ha Ahaatee, Siyaasiga Ha Aaminina..” Wasiirka Beeraha

Laascaanood (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Shacabka gobolka Sool ku booriyey inay Nabadgalyad [...]
Hogaamiyeyaasha Falastiiniyiinta Oo Sheegay In Aanay Ka Tashan Shirka Nabada Ee Bahrain

Hogaamiyeyaasha Falastiiniyiinta Oo Sheegay In Aanay Ka Tashan Shirka Nabada Ee Bahrain

Qaza, (HCTV) – Hoggaamiyeyaasha Falastiiniyiinta ayaan ka tashan wax shir ah oo ka dhacay dalka Bahrain bisha soo socota oo loogu talagalay in lagu dh [...]
1 169 170 171 172 173 240 2565 / 3592 POSTS