Category: WARARKA

1 2 3 4 222 30 / 3318 POSTS
Somaliland: Covid_19 Oo Qofkii 19-aad Dilay Iyo 29 Kale Oo Laga Helay Maanta

Somaliland: Covid_19 Oo Qofkii 19-aad Dilay Iyo 29 Kale Oo Laga Helay Maanta

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumar [...]
Dawladda Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobay Oo ka hadlay Dil-wadareed Loo Geystay 8 Dhallinyaro Ah

Dawladda Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobay Oo ka hadlay Dil-wadareed Loo Geystay 8 Dhallinyaro Ah

Soomaaliya (HCTV) - Dhallnyaro tiradoodu dhan tahay 8, kuwaasi oo dhamaantood ahaa Xirfadleyaal Caafimaad ayaa lagu dilay goob keliya oo Dalka Soomaal [...]
Diyaaradd Sida 132 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ka Soo Dagtay Muqdisho

Diyaaradd Sida 132 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ka Soo Dagtay Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa sheegaya in diyaarad sida 132 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar i [...]
Minneapolis Oo Lagu Soo Rogay Bandoo, Halka Askarigii Dilka U Geystay Ninka Madow Lagu Oogayo Dilka Darajada 3aad

Minneapolis Oo Lagu Soo Rogay Bandoo, Halka Askarigii Dilka U Geystay Ninka Madow Lagu Oogayo Dilka Darajada 3aad

Minneapolis, (HCTV) - Duqa magaalada Minneapolis ayaa soo rogay bandoow Jimcihii, ka dib markii xeer ilaaliyaha gobolka uu go’aamiyey in shaqada laga [...]
Dibadbaxayaal Cadhaysan Oo Dab Qabadsiiyey Saldhiga Booliska Ee Minneapolis

Dibadbaxayaal Cadhaysan Oo Dab Qabadsiiyey Saldhiga Booliska Ee Minneapolis

Minneapolis, (HCTV) - Dibadbaxo ayaa ku sii fidaya guud ahaan dalka Maraykanka oo ka dhashay  dilka nin madow oo aan hubaysnayn oo ciidmaada Booliska [...]
Saddex Qof Oo Ku Dhintay Roob Ka Da’ay Hargeysa

Saddex Qof Oo Ku Dhintay Roob Ka Da’ay Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee Saddex qof ayaa ku geeriyooday roob galabnimadii maanta ka dhacay magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyad [...]
Dibad-bax Lagaga Soo Horjeedo Dilka Dhalinyaro Caafimaadka Ka Shaqeynayay Oo Balcad Ka dhacay

Dibad-bax Lagaga Soo Horjeedo Dilka Dhalinyaro Caafimaadka Ka Shaqeynayay Oo Balcad Ka dhacay

Muqdisho, (HCTV) - Waxaa maanta degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhacay dibad bax xooggan oo ay dhigeen dadka deegaanka iyo dhalinyarada [...]
Tirada Dadka Lagu Aaso Xabaalaha Burco Oo Korodhay + Shakiga Jira

Tirada Dadka Lagu Aaso Xabaalaha Burco Oo Korodhay + Shakiga Jira

Burco (HCTV) - Tirada Dadka ku dhimanaya Magaalada Burco ayaa korodhay Toddobaadyadii u dambeeyay, taasina waxay abuurtay shaki ah inuu Magaalada ku f [...]
AKHRI: Go’aamo Adag Oo Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta

AKHRI: Go’aamo Adag Oo Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta

Hargeysa (HCTV) - Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir gu [...]
Sarkaal Boolis Ah Iyo Qof kale Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Sarkaal Boolis Ah Iyo Qof kale Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho (HCTV) - Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxan oo ka dhashay Gaadhi walxaha Qarxa lagu soo xidhay ayaa [...]
“Muhiimada Billad Geesigu U Leedahay Ciidamada Militariga” Taliye Nuux Ismaaciil Taani

“Muhiimada Billad Geesigu U Leedahay Ciidamada Militariga” Taliye Nuux Ismaaciil Taani

Adeegyada ay dawladu siiso shacabkeeda, waxa ka mid ah difaaca qaranka, xasilooni, caafimaad, waxbarasho, biyo, wadooyin, kaabayaasha dhaqaalaha, gars [...]
Somaliland: Tirada Dadka Laga Helay Covid_19 Oo Gaadhay 254

Somaliland: Tirada Dadka Laga Helay Covid_19 Oo Gaadhay 254

Hargeysa (HCTV) - Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in 32 Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid_19. Wasaaradda Caafimaa [...]
Virginia: Liibaan Xaaji Maxamed Oo Dacwado Ay Ka Mid Yihiin Inuu Taageero Siiyey Al-Shabaab Lagu Soo Oogay

Virginia: Liibaan Xaaji Maxamed Oo Dacwado Ay Ka Mid Yihiin Inuu Taageero Siiyey Al-Shabaab Lagu Soo Oogay

Alexandria, (HCTV) – Liibaan Xaaji Maxamed oo ah Somali-Maraykan degan gobolka Virginia ayaa lagu soo eedeeyey inuu taageero u fidiyey kooxda ka dagaa [...]
Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Sideed qof (8) oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 maanta oo Arbaca ah. Kuwa [...]
Minneapolis: Afar Sarkaal Oo Booliska Ka Tirsan Oo La Eryey Kadib Markii La Dilay Nin Madow Ah Oon Hubaysnayn

Minneapolis: Afar Sarkaal Oo Booliska Ka Tirsan Oo La Eryey Kadib Markii La Dilay Nin Madow Ah Oon Hubaysnayn

Minneapolis, (HCTV) – Dibadbaxyo rabshado wata oo gilgilay magaalada Minnesaplis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka kadib waxa hay’adda FBI-du a [...]
1 2 3 4 222 30 / 3318 POSTS