Category: WARARKA

1 2 3 4 5 247 45 / 3703 POSTS
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arimaha Doorashada

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arimaha Doorashada

Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hann [...]
WADDANI Oo Dhaliilay Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Gobollada Galbeedka

WADDANI Oo Dhaliilay Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Gobollada Galbeedka

Hargeysa (HCTV) - Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Gobollada Galbeedka dalka. Xoghayaha Qor [...]
Budhcad-badeed Soomaali Ah Oo Hawl-galo Ka Fuliya Nigeria

Budhcad-badeed Soomaali Ah Oo Hawl-galo Ka Fuliya Nigeria

Nigeria (HCTV) - Budhcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay hawl-gallo ka wadaan Biyaha dalka Nigeria iyo Gacanta Guinea. Sidaana waxa soo wer [...]
Axmed Ismaaciil Samatar Miyaa Laga Saaray Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE ?

Axmed Ismaaciil Samatar Miyaa Laga Saaray Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE ?

USA (HCTV) - Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada reer Somaliland ee dalka dibeddiisa ku nool ayaa ka hadlay Shirweynihii Xisbiga [...]
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Tacsi Ah La Yeeshay Qoyskii Cali Khaliif Galaydh

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Tacsi Ah La Yeeshay Qoyskii Cali Khaliif Galaydh

Muqdisho (HCTV) - Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan Tacsi ah la qaatay ehelada iyo q [...]
Dibed-bax Caddaalad Loogu Raadinayo Hooyo La Dilay Oo Burco Ka Dhacay (Akhri/Daawo)

Dibed-bax Caddaalad Loogu Raadinayo Hooyo La Dilay Oo Burco Ka Dhacay (Akhri/Daawo)

Burco (HCTV) - Waxa Maanta Magaalada Burco ka dhacay dibed-bax, kaasi oo ay dhigeen Dad u badan dhallinyaro iyo Haween. Dibed-baxan ayaa Dadka dhig [...]
Qoyska Hooyo Lagu Dilay Burco Oo Caddaalad Dalbaday (Akhri)

Qoyska Hooyo Lagu Dilay Burco Oo Caddaalad Dalbaday (Akhri)

Burco (HCTV) - Hooyo saddex carruur ah lahayd ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Burco. Gabadha oo sidoo kale la sheegay in la kufsaday, ka [...]
Kenya Oo Sheegtay In Aanay Ciidammadeeda La Baxayn, Illaa Soomaaliya Cagaheeda Isku Taagto

Kenya Oo Sheegtay In Aanay Ciidammadeeda La Baxayn, Illaa Soomaaliya Cagaheeda Isku Taagto

Nairobi (HCTV) - Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Monica Juma, ayaa faahfaahin ka bixisay Shuruudaha ku xidhan in milatariga Kenya ee ku sugan Soomaaliy [...]
Isreal Oo Dalkeeda U Daabulaysa 2000 Qof Oo Ka Mid Ah Yuhuudda Itoobiya Deggan

Isreal Oo Dalkeeda U Daabulaysa 2000 Qof Oo Ka Mid Ah Yuhuudda Itoobiya Deggan

Tel aviv (HCTV) - Raysal-wasaaraha Itoobiya Benjamin Netanyahu ayaa u sheegay dhiggiisa dalka Itoobiya in dalkiisu si deg-deg ah u qaadi doono 2000 Qo [...]
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tknoolajiyada Somaliland Oo La Kulmay Ergeyga Midawga Yurub

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tknoolajiyada Somaliland Oo La Kulmay Ergeyga Midawga Yurub

Hargeysa, (HCTV) - Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa la kulmay Ergeyga [...]
Israel Oo Ka Soo Horjeedsatay In Qatar Laga Iibiyo Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ee F-35

Israel Oo Ka Soo Horjeedsatay In Qatar Laga Iibiyo Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ee F-35

Jerusalem, (HCTV) – Wasiirka Mukhaabaraadka Israel Eli Cohen ayaa ka soo horjeestay iib kasta oo dhexmara Maraykanka iyo Qatar oo ku saabsan diyaarada [...]
Azerbaijan Oo Sheegtay In Sagaal Qof Lagu Dilay Duqayn Armenian Ay Gaysatay

Azerbaijan Oo Sheegtay In Sagaal Qof Lagu Dilay Duqayn Armenian Ay Gaysatay

Ganja, (HCTV) - Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay duqayn xalay ka dhacday Ganja oo ah magaalada labaad ee Azerbaijan, xafiiska xeer-ilaaliyaha aya [...]
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Boorama, Xadhiggana Ka Jaray Buundo (Biriij) Cusub Oo magaalada Laga Hirgeliyey

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Boorama, Xadhiggana Ka Jaray Buundo (Biriij) Cusub Oo magaalada Laga Hirgeliyey

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalad [...]
Thailand: 17 Rakaab Ah oo ku dhintay Bas Iyo Tareen Isku Dhacay

Thailand: 17 Rakaab Ah oo ku dhintay Bas Iyo Tareen Isku Dhacay

Cha Choeng Sao, (HCTV) - Ugu Yaraan 17 Rakaab Ah Oo Ku Dhintay, halka 29 Kalena ay ku dhaawacmeen Bas iyo Tareen Isku Dhacay, oo ku sii jeeday macbad [...]
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Muqdisho Kaga Qayb Galay Aaska Marxuum Cali Khaliif Galaydh

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Muqdisho Kaga Qayb Galay Aaska Marxuum Cali Khaliif Galaydh

Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta kaga qaybgalay magaalada Muqdisho aaska Marxuum Cali Khaliif Galayd [...]
1 2 3 4 5 247 45 / 3703 POSTS