Category: WARARKA

1 63 64 65 66 67 143 975 / 2139 POSTS
Suudaan: Dhimashada Oo 60 Gaadhay Iyo Qaramada Midoobay Oo Go’aan Gaadhi Kari La’

Suudaan: Dhimashada Oo 60 Gaadhay Iyo Qaramada Midoobay Oo Go’aan Gaadhi Kari La’

Suudaan (HCTV) – Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxa ka sii socda Mudaharaaddo Rabshado wata. Ururka Dhakhaatiirta Suudaan ayaa she [...]
Xildhibaan Ka Mid Ahaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Geeriyooday

Xildhibaan Ka Mid Ahaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Geeriyooday

Istanbul (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Geeriyooday Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye oo ka mid ahaa Golaha Wakiillada Somaliland. [...]
Kenya Airways Oo Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Tagi Jirtay Sudan

Kenya Airways Oo Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Tagi Jirtay Sudan

Nairobi, (HCTV) – Diyaarada Kenya Airways ayaa hakadD galisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay dalka Sudan, maadaama oo ay xaaladi ka jirto Madaarka c [...]
Dawlada Turkiga Oo Dhamaystirtay Dhaam Weyn Oo Ay U Dhistay Djibouti

Dawlada Turkiga Oo Dhamaystirtay Dhaam Weyn Oo Ay U Dhistay Djibouti

Djibouti, (HCTV) - Dhismaha Dhaamka Ambouli Friendship Dam ayaa laga dhamaystiray dalka Djibouti, sida Wasaarada Beeraha iyo Kaymaha dalka Turkigu ay [...]
Gaadhi Laga Soo Xaday Afhayeenka Madaxweynaha Uganda Oo Laga Helay Kenya

Gaadhi Laga Soo Xaday Afhayeenka Madaxweynaha Uganda Oo Laga Helay Kenya

Nairobi, (HCTV) - Ciidamada bileyska ee dalka Kenya ayaa isku gedaamay gaadhi uu leeyahay Afhayeenka Madaxweyne Yoweri Museveni, kadib markii laga hel [...]
Somalia: UNHCR Oo Ku Dhawaaqday In Arimaha Cimilada Ee Isa-soo-Taraya Ay Barakac Sababeen

Somalia: UNHCR Oo Ku Dhawaaqday In Arimaha Cimilada Ee Isa-soo-Taraya Ay Barakac Sababeen

Nairobi, (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR ayaa ku baaqday in gargaar dheeraad ah lala soo gaadho dad ay saamaysay, [...]
Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Nabad Ay La Qaadato Somaliland

Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Nabad Ay La Qaadato Somaliland

Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa sheegay inaan Maamulkiisa iyo [...]
Ganacsade Guri U Dhisay Wiil Wax Ku Hoos Baranayey Laydhka Wadada Ku Xidhan

Ganacsade Guri U Dhisay Wiil Wax Ku Hoos Baranayey Laydhka Wadada Ku Xidhan

Moche, (HCTV) - Victor Angulo, oo dadiisu ay tahay 12 jir ayay kamarada amaanka ee CCTV-ga loo yaqaanaa ay qabatay bishii March isaga oo wax ku hoos b [...]
Erdogan Oo Sheegay Inaanay Ka Laba Lugoodin Doonin Heshiis Ruushka Ay La Galeen

Erdogan Oo Sheegay Inaanay Ka Laba Lugoodin Doonin Heshiis Ruushka Ay La Galeen

Istanbul, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in aanu jiri doonin talaabo dalkiisu uu dib ugaga noqonayo heshiiskii [...]
Dalka Sudan Oo Dhiig Ku Daatay

Dalka Sudan Oo Dhiig Ku Daatay

Khartuum, (HCTV) - Golaha Milatariga Kumeelgaadhka ah ee dalka Sudan (TMC) ayaa go’aansaday inay ka baxaan dhamaan heshiisyadii ay la galeen isbahaysi [...]
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb-galay Shacabka Hargeysa

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb-galay Shacabka Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ci [...]
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidrida La Tukaday Dadweynaha Xaafadaha Masalaha

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidrida La Tukaday Dadweynaha Xaafadaha Masalaha

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Kumanaan ka mid ah dadweynaha Xaafadda M [...]
Trump Oo Marti U Ah Maayarkii Muslimka Ahaa Ee Twitter-ka Uu Ku Cambaarayn Jiray

Trump Oo Marti U Ah Maayarkii Muslimka Ahaa Ee Twitter-ka Uu Ku Cambaarayn Jiray

London, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee dalkaasi Melania ayaa kulankoodii ugu horeeyey ee soc [...]
Guddiga Xumaan-reebistu Maxay Ka Yidhaahdeen Xus Ku Cusub Dhegaha Shacabka ?

Guddiga Xumaan-reebistu Maxay Ka Yidhaahdeen Xus Ku Cusub Dhegaha Shacabka ?

Hargeysa (HCTV) – Guddiga wanaag farista iyo xumaan-reebista Somaliland ayaa ka hadlay Xus loogu Magac-daray ‘Maalinta Caalamiga ah ee caadada Dumarka [...]
Booqasho 3 Maalmood Ah Oo Trump Uga Bilaabantay London

Booqasho 3 Maalmood Ah Oo Trump Uga Bilaabantay London

UK (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Maraykanka Doland Trump ayaa waxa Magaalada London uga bilaabantay booqasho Saddex Maalmood ah. Madaxweynaha oo ay w [...]
1 63 64 65 66 67 143 975 / 2139 POSTS