Category: WARARKA

1 64 65 66 67 68 146 990 / 2176 POSTS
25 Qof Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Sweden

25 Qof Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Sweden

Sweden (HCTV) – Qarax weyn ayaa ka dhacay Magaalada Koonfurta Sweden ku taalla ee Linkoping Jimcihii Maanta, waxaana ku dhaawacmay 25 Qof, waxaanu kha [...]
Faahfaahin: Abiy Axmed Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Bilaabay Dhinacyada Sudan

Faahfaahin: Abiy Axmed Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Bilaabay Dhinacyada Sudan

Khartoum, (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dawladda Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Maanta gaadhay Caasimadda Dalka Suudaan ee Khartoum. Raysal-wasaare Abiy Ahme [...]
Ujeedada Socdaal Raysal Wasaaraha Ethiopia Uu Ku Tagay Khartuum

Ujeedada Socdaal Raysal Wasaaraha Ethiopia Uu Ku Tagay Khartuum

Khartuum, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa ku sugan caasimada dalka Sudan si uu dhexdhexaadin uga dhex dhaliyo Milatariga iyo [...]
“Maamulka Puntland-baa Siyaasadaynaya Nabadda Bariga Sanaag, Maamulka Muqdisho-na.” Cukuse

“Maamulka Puntland-baa Siyaasadaynaya Nabadda Bariga Sanaag, Maamulka Muqdisho-na.” Cukuse

Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Ciidammada Milletari [...]
Hargeysa: Dab Ka Kacay Bakhaarro Ku Yaalla Suuqa Gobanimo

Hargeysa: Dab Ka Kacay Bakhaarro Ku Yaalla Suuqa Gobanimo

Hargeysa (HCTV) - Dab ayaa Xalay Fiidkii ka kacay Qayb ka mid ah Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Bakhaaro ku yaalla qaybo ka mid ah X [...]
Puntland Oo Mar Kale Somaliland Ku Eedaysay Inay Taageerto Al-shabaab

Puntland Oo Mar Kale Somaliland Ku Eedaysay Inay Taageerto Al-shabaab

Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed-karaash) ayaa Somaliland ku eedeeyay inay taageerto kooxda Al-shabaab. [...]
Addis Ababa Oo Loo Doortay Inay Martigaliso Shirka 70aad Ee FIFA

Addis Ababa Oo Loo Doortay Inay Martigaliso Shirka 70aad Ee FIFA

Addis Ababa, (HCTV) – Caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa loo doortay inay martigaliso shirka soo socda ee golaha maamula kubadda cagta aduun [...]
Laascaanood Iyo Hargeysa Oo Meydad Laga Helay

Laascaanood Iyo Hargeysa Oo Meydad Laga Helay

Sool (HCTV) – Dhowr Qof ayaa ku Geeriyooday Roobab Maalmihii u dambeeyay ka da’ayay Gobollada Somaliland, sida Sool iyo Maroodi-jeex. Dadkaasi waxa [...]
Shakira Oo Maxkamad Spain Ku Taala La Soo Taagay

Shakira Oo Maxkamad Spain Ku Taala La Soo Taagay

Barcelona, (HCTV) -  Xidigada sare ee Heesaaga ah ee dalka Colombia u dhalatay ee Shakira Isabel Mebarak Ripoll ayaa ka soo hormuuqatay Maxkamad ku ta [...]
Burco: 40 Qof Oo Xanuunka Shubanka Loo Dhigay Cisbitaal

Burco: 40 Qof Oo Xanuunka Shubanka Loo Dhigay Cisbitaal

Burco (HCTV) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Cisbitaalka Magaalada Burco la dhigay Dad gaadhaya 40 oo uu soo ritay Xa [...]
Maraykanka Oo Ka Hadlay Xaaladda Suudaan Iyo Imaaraadka Ka Walaacsan

Maraykanka Oo Ka Hadlay Xaaladda Suudaan Iyo Imaaraadka Ka Walaacsan

UAE (HCTV) – Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa walaac xoog leh ka muujisay Rabshadaha ka sii socda Dalka Suudaan, kuwaasi oo u dhexeeya Dibed-baxayaash [...]
Midawga Afrika Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Sudan

Midawga Afrika Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Sudan

Addis Ababa, (HCTV) – Midawga Afrika ayaa dalka Sudan xayiraad ku soo rogay, waxaanay dalbadeen in maamul shacabku gadhwadeen ka yihiin oo talada loo [...]
Kenya Oo Qorshaynaysa Inay Koonfur Afrika Kula Tartanto Xarunta Waxbarashada Sare Ee Afrika

Kenya Oo Qorshaynaysa Inay Koonfur Afrika Kula Tartanto Xarunta Waxbarashada Sare Ee Afrika

Nairobi, (HCTV) - Maamulka waxbarashada Qaranka Kenya ayaa sheegay inay horumarinayaan siyaasad dalkaasi ka caawinaya inuu soo jiito Ardayda caalamiga [...]
Hargeysa: Nin Markii Shanaad Lagu Qabtay 432 Litir Oo Khamri Ah

Hargeysa: Nin Markii Shanaad Lagu Qabtay 432 Litir Oo Khamri Ah

Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 432 Litir oo Khamri ah iyo Ninkii watayba. Taliye ku-xigeenka Booliska,  Ca [...]
Suudaan: Dhimashada Oo Gaadhay 108 Ruux Iyo Qaramada Midoobay Oo Shaqaalaheeda Kala Baxaysa

Suudaan: Dhimashada Oo Gaadhay 108 Ruux Iyo Qaramada Midoobay Oo Shaqaalaheeda Kala Baxaysa

Suudaan (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaysa inay Shaqaalaheeda kala baxdo Dalka Suudaan. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi [...]
1 64 65 66 67 68 146 990 / 2176 POSTS