Category: WARARKA

1 65 66 67 68 69 133 1005 / 1984 POSTS
Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Somalia Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey HCTV (AKHRI)

Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Somalia Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey HCTV (AKHRI)

Hargeysa, (HCTV) – Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Somalia, Ambassador Ben Fender ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Telefishanka HCTV waxa uu k [...]
Reer Galbeedka Oo Xamaan Ururrsanaya Ciraaq, Ka Dib Xiisadda IRAN Iyo USA

Reer Galbeedka Oo Xamaan Ururrsanaya Ciraaq, Ka Dib Xiisadda IRAN Iyo USA

Iraq (HCTV) – Dawladaha Netherlands iyo Jarmalka ayaa joojinaya Hawl-gallo ay ka wadeen Dalka Ciraaq, ka dib markii ay soo baxeen Cabsi amaan-darro. [...]
Madaxtooyada Oo ka Hadashay Xadhigga Xildhibaan Dhakool

Madaxtooyada Oo ka Hadashay Xadhigga Xildhibaan Dhakool

Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay eedaymo Xukuumadda loogu jeediyey Xadhigga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka soo horje [...]
Baanka Dhexe Oo Doonaya Inuu Wacyi-gelin Kula Dagaalamo Sicir-bararka Raashinka

Baanka Dhexe Oo Doonaya Inuu Wacyi-gelin Kula Dagaalamo Sicir-bararka Raashinka

Hargeysa (HCTV) – Baanka dhexe ee Somaliland ayaa sheegay inay Ganacsatada ku wacyi-gelinayaan inay wax ku iibiyaan Qiimaha uu Baanku gaadhsiiyey Sari [...]
“Tujaartu Cashuurta ma bixiso ee Danyartaa bixisa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha

“Tujaartu Cashuurta ma bixiso ee Danyartaa bixisa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Ganacsatada waaweyni aanay bixinin Cashuur [...]
Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Burco: Biriijkii Sariimadda Dhuurta Oo Go’ay

Burco (HCTV) – Roobab ka da’ay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa gooyey Biriij ay Isticmaali jireen Dadka ku Ganacsada am [...]
Millateriga Suudaan Oo 3 Sano Oo Ku Meel-gaadh Ah Dalka Hoggaamin Doona

Millateriga Suudaan Oo 3 Sano Oo Ku Meel-gaadh Ah Dalka Hoggaamin Doona

Khartoum (HCTV) – Milletariga Dalka Suudaan ee Awoodda dalkaasi Bishii hore kala wareegay Madaxweynihii Muddada dheer xukunka dalkaasi hayey Cumar Xas [...]
“Ma Jiro Wax Noo Diidaya Inaanu Safiirro Gaar Ah La Kulano..” C/raxmaan Cirro

“Ma Jiro Wax Noo Diidaya Inaanu Safiirro Gaar Ah La Kulano..” C/raxmaan Cirro

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Cirro oo Shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar uu ugu maqna [...]
Goobaha Shidaal Soo-Saarka Ee Sucuudiga Oo La Weerarray Maanta

Goobaha Shidaal Soo-Saarka Ee Sucuudiga Oo La Weerarray Maanta

Saudi Arabia (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones-ka lagu [...]
Ka Faa’idaysta Bisha Ramadaan (Akhriso)

Ka Faa’idaysta Bisha Ramadaan (Akhriso)

Ilaah isaga ayaa weynee soonka ha inaga aqbalo,danbigeenana ha dhaafo,alle wuxuu ku tilmaamay ramadaanta maalmo yar,malmahaasi waxay ku dhamaan doonaa [...]
Raysal-wasaare Toddobaad Walba Sameeya Qalliin

Raysal-wasaare Toddobaad Walba Sameeya Qalliin

Bhutan (HCTV) – Waa Sabti, Gudaha Dalka Bhutan, Lotay Tshering hadda wuxuu dhamaystirtay Qaliin dib u habayn ah oo uu Qof bukaan ah ugu sameeyay Cisbi [...]
“Shirkadaha Laydhka Waxa La Qaadi Doonaa Tallaabo…” Madaxweyne Biixi

“Shirkadaha Laydhka Waxa La Qaadi Doonaa Tallaabo…” Madaxweyne Biixi

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dadkii ku dhintay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo [...]
Rabshado Ka Dhacay Sudan Oo Lagu Dilay Dibadbaxayaal Iyo Askari

Rabshado Ka Dhacay Sudan Oo Lagu Dilay Dibadbaxayaal Iyo Askari

Khartuum, (HCTV) - Ugu yaraan shan dibadbaxayaal ah iyo mid ka mid ah ciidamada ayaa ku dhintay caasimada dalka Sudan ee Khartuum kadib markii hogaami [...]
SAWIRRO: Dadkii Ku Geeriyooday Roobkii Xalay Ee Hargeysa Iyo Khasaaraha Kale Ee Ka Dhashay

SAWIRRO: Dadkii Ku Geeriyooday Roobkii Xalay Ee Hargeysa Iyo Khasaaraha Kale Ee Ka Dhashay

Hargeysa (HCTV) – Waxa i soo taraya khasaaraha naf iyo Maalba leh ee uu sababay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa. Roobkan oo aad u xoog ba [...]
Xisbiga Waddani Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriiska Ee Somaliya Iyo Somaliland

Xisbiga Waddani Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriiska Ee Somaliya Iyo Somaliland

Hargeysa, (HCTV) - Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Ben Fender oo uu weheliyo mada [...]
1 65 66 67 68 69 133 1005 / 1984 POSTS