Category: WARARKA

1 67 68 69 70 71 196 1035 / 2931 POSTS
Ciidammada Al-shabaab Oo Mar Kale Weerartay Saldhig Ciidammada Dawladdu Leeyihiin

Ciidammada Al-shabaab Oo Mar Kale Weerartay Saldhig Ciidammada Dawladdu Leeyihiin

Soomaaliya (HCTV) – Ugu yaraan 2 Askari oo ka mid ah Ciidammada Dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay, tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen, markii d [...]
Paris: Nin Toogasho Ku Dilay Mudalab Cunto Kala Habsaamay

Paris: Nin Toogasho Ku Dilay Mudalab Cunto Kala Habsaamay

Paris (HCTV) – Qof Macmiil u ah Meherad cuntooyinka fudud laga cuno ayaa Toogasho ku dilay Nin Mudalab ah, isagoo ku eedaynaya inaanu deg-deg ah ugu a [...]
Qarax Aroos Lala Beegsaday Oo Dilay 63 Qof Iyo Dhaawaca 180 Kale

Qarax Aroos Lala Beegsaday Oo Dilay 63 Qof Iyo Dhaawaca 180 Kale

Kabul (HCTV) – Qarax lala beegsaday Hool ay ka socotay Xaflad Aroos Caasimadda Dalka Afghanistan ee Kabul ayaa waxa ku dhintay 63 Qof, waxaana ku dhaa [...]
Akhri: Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Suudaan

Akhri: Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Suudaan

Suudaan (HCTV) - Wefti uu hoggaaminayo Raysal-wasaaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay waddanka Suudaan. Raysal [...]
Magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo La Dhamaystiray

Magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo La Dhamaystiray

Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa dhamaystiray Guddiga ku meel-gaadhka ah ee doorashooyinka Punt [...]
Puntland Oo Wada-hadallo Diyaar Ula Ah Somaliland (Akhri)

Puntland Oo Wada-hadallo Diyaar Ula Ah Somaliland (Akhri)

Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin Wada-hadallo ay S [...]
17 Bad-maaxeyaal U kala Dhashay Ruushka, Ukrain & Chine Oo La Afduubay

17 Bad-maaxeyaal U kala Dhashay Ruushka, Ukrain & Chine Oo La Afduubay

Camaron (HCTV) – Sagaal Shiinaha u dhashay iyo 8 u dhashay Dalka Ukrain ayaa laga afduubay, ka dib markii Biyaha badda Dalka Cameron lagu weerrarray L [...]
Booliska Isreal Oo Toogasho Ku Dilay Dirawal Falastiini Ah

Booliska Isreal Oo Toogasho Ku Dilay Dirawal Falastiini Ah

Falastiin (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Isreal ayaa toogasho ku dilay Dirawal reer Falastiin ah, ka dib markii uu jiidhay laba Qof oo Shacabka Yuhuu [...]
Mooshin Lagu Dalbanayey In Xubno Cusub Lagu Daro Komiishanka Oo Buray

Mooshin Lagu Dalbanayey In Xubno Cusub Lagu Daro Komiishanka Oo Buray

Hargeysa (HCTV) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laalay Mooshin lagu dalbanayey in Wax ka beddel lagu sameeyo Xeerka Doorashooyinka Madaxweynaha iy [...]
Jubbaland Oo Lagu Dooratay Guddoomiye Baarlamaan

Jubbaland Oo Lagu Dooratay Guddoomiye Baarlamaan

Kismaayo, (HCTV) -  Maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay wajigii hore doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul gobolleedka [...]
Dagaal Culus Oo Al-Shabaab Iyo Dawladda Somalia Ku Dhexmaraya Baydhabo

Dagaal Culus Oo Al-Shabaab Iyo Dawladda Somalia Ku Dhexmaraya Baydhabo

Baydhabo, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culusi uu saaka ku dhexmaray Maleeshiyada Al-shabaab iyo Ciidamada da [...]
Maraykanka Oo Soo Saaray Waaran Lagu Qabanayo Markabka Saliida Iran Sida Ee Grace 1

Maraykanka Oo Soo Saaray Waaran Lagu Qabanayo Markabka Saliida Iran Sida Ee Grace 1

Washington, (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa soo saartay waaran qabasho ah oo la doonayo in lagu qabto Markabka Saladiida Iran sidan, kaas oo bishii [...]
Rashida Tlaib Oo Sheegtay Inaanay Booqan Doonin Daanta Galbeed Oo Israel Xoog Ku Haysato

Rashida Tlaib Oo Sheegtay Inaanay Booqan Doonin Daanta Galbeed Oo Israel Xoog Ku Haysato

Washington, (HCTV) – Rashida Tlaib oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in aanay booqan doonin daanta galbe [...]
Israel Oo Xayiraad Saartay Ilhaan Omar Iyo Rashida Tlaib

Israel Oo Xayiraad Saartay Ilhaan Omar Iyo Rashida Tlaib

Tell Vive, (HCTV) - Israel ayaa go’aansatay inay dalka Maraykanka ku hor joogsato labada hablood ee ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ee I [...]
Markabkii Iran Laga Qabsaday Oo La Sii Daayey

Markabkii Iran Laga Qabsaday Oo La Sii Daayey

Gibraltar, (HCTV) – Maxkamada Sare ee Gibraltar ayaa xukuntay in Markabkii saliida siday ee dalka Iran uu fasax u haysto inuu shiraacdo, waxyar ka dib [...]
1 67 68 69 70 71 196 1035 / 2931 POSTS