Category: WARARKA

1 82 83 84 85 86 145 1260 / 2171 POSTS
Haweenay Nebiga Aflagaadaysey Oo Kanada U Qaxday

Haweenay Nebiga Aflagaadaysey Oo Kanada U Qaxday

Pakistan (HCTV)  - Asia Bibi oo ah Haweenay Kiristaan ah oo u dhalatay Dalka Pakistan, ayaa gaadhay dalka Kanada oo ay ka heshay Magangalyo. Haween [...]
Dab Ka Holcaya Koonfurta Sudan Oo Dad Tiro Badan Ku Dhinteen

Dab Ka Holcaya Koonfurta Sudan Oo Dad Tiro Badan Ku Dhinteen

Juba, (HCTV) – Ugu yaraan 33 qof ayaa ku dhintay kadib markii dab ka kacay afar tuulo oo ku yaala galbeedka gobolka Bahr el Ghazal region, sida uu she [...]
Boqor Harry Iyo Meghan Oo Aduunka Baraya Wiilkooda Cusub, Magacna U La’

Boqor Harry Iyo Meghan Oo Aduunka Baraya Wiilkooda Cusub, Magacna U La’

London, (HCTV) – Boqor Harry iyo Meghan ayaa si farxad leh wiilkooda cusub u baray Aduunka iyo sawiro loogu yeedhay Windsor Castle, waxaana hooyadan c [...]
Faysal Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Faro-gelinayo Shirkadaha Daabula Xujaajta

Faysal Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Faro-gelinayo Shirkadaha Daabula Xujaajta

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Far [...]
Madaxii Hore Ee Sirdoonka Ethiopia Iyo 25 Sarkaal Oo Dacwad Lagu Soo Oogay

Madaxii Hore Ee Sirdoonka Ethiopia Iyo 25 Sarkaal Oo Dacwad Lagu Soo Oogay

Addis Ababa, (HCTV) – Madaxii hore ee Sirdoonka u qaabilsanaa dawladda Ethiopia Getachew Asefa iyo 25 kale ayaa lagu soo oogay dacwado ka dhan ah xuqu [...]
“18-ka May Uma Naqaano Maalin Qaran..” Mudane Reer SOOL Ah

“18-ka May Uma Naqaano Maalin Qaran..” Mudane Reer SOOL Ah

Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in aanu aaminsanayn in 18-ka May oo sannad kasta laga Xus [...]
Dilaaliinta Kalyaha: Yemeni Xubnihiisa Lagu Iibiyey $5,000, Masar Gudaheeda

Dilaaliinta Kalyaha: Yemeni Xubnihiisa Lagu Iibiyey $5,000, Masar Gudaheeda

Qaahira, (HCTV) - Cusbitaal ku yaala Masar iyo Saraakiil ka tirsan Safaarada Yemen ay ku leedahay Qaahira, ayaa ku hawlan iibinta xubno bani’aadam 201 [...]
Soomaaliya: Tirada Xildhibaanno Lagu Eedeeyay Inay Ku Talo-gal Uga Maqnaadaan Fadhiyada Baarlamaanka

Soomaaliya: Tirada Xildhibaanno Lagu Eedeeyay Inay Ku Talo-gal Uga Maqnaadaan Fadhiyada Baarlamaanka

Muqdisho (HCTV) – Shir-guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Xildhibaano ka mid Baarlamaanka ku eedeeyay xil-gudasho la’aan. Shir-guddoonka aya [...]
Diyaarad Dagaal Oo Uu Waday Duuliye Boortaqiis Ah Oo Lagusoo Riday Liibiya

Diyaarad Dagaal Oo Uu Waday Duuliye Boortaqiis Ah Oo Lagusoo Riday Liibiya

Tripoli, (HCTV) – Diyaarad dagaal oo uu waday Duuliye Bortaqiis ah ayaa lagu soo riday Koonfurta magaalada Tripoli ee caasimada dalka LibIya, taas oo [...]
IRAN Oo Ku Hanjabtay Inay Dib U Bilaabayso Kobcinta Macdanta Laga Sameeyo Nukliyeerka

IRAN Oo Ku Hanjabtay Inay Dib U Bilaabayso Kobcinta Macdanta Laga Sameeyo Nukliyeerka

Iran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa dib u bilaabaysa Kobcinta  Macdanta Yuuraaniyamta ee laga sameeyo Hubka wax gumaada ee Nukliyeer [...]
Shidaal La’aan Baaxad Leh Oo Soo Food-saartay Jigjiga

Shidaal La’aan Baaxad Leh Oo Soo Food-saartay Jigjiga

Jigjiga, (HCTV) - Magaalada Jigjiga ayaa maalintii afraad laga dareemayaa shidaal la’aan baaxad leh oo hakad galiyey isku socodka gaadiidka yaryar ee [...]
Toogasho Ka Dhacday Iskuulka Colorado Ee Dalka Maraykanka

Toogasho Ka Dhacday Iskuulka Colorado Ee Dalka Maraykanka

Colorado, (HCTV) – Laba arday ayaa rasaas ku furay dugsiga Sayniska iyo Technology-yada ee Colorado, waxaana ku dhintay hal arday halka ay ku dhaawacm [...]
Pakistan: Qarax Lala Beegsaday Maqaam Ay Leeyihiin Xerta Suufiyadu

Pakistan: Qarax Lala Beegsaday Maqaam Ay Leeyihiin Xerta Suufiyadu

Islamabad,(HCTV) -  Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay tiro 24 qof ka badanina way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay afaafka Maqaam caan ah oo ay lihi [...]
Yemen Oo Xidh-Xidhay Muhaajiriin Ka Badan 2,000 Qof

Yemen Oo Xidh-Xidhay Muhaajiriin Ka Badan 2,000 Qof

Yemen (HCTV) – Dawladda Yemen ayaa Xidh-xidhay in ka badan 2000 Qof oo Muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo u badan Itoobiyaan, sida ay sheegtay Hay’ad [...]
“Gurigaaga Shaah Lagama Cabbo Ayay Maraysaa..” Xil. NAC-NAC

“Gurigaaga Shaah Lagama Cabbo Ayay Maraysaa..” Xil. NAC-NAC

Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka xumaaday hadallo deel-qaaf [...]
1 82 83 84 85 86 145 1260 / 2171 POSTS