Category: Breaking News

1 2 3 15 15 / 216 POSTS
Ethiopia Oo Yeelatay Saxaafad Xor Ah

Ethiopia Oo Yeelatay Saxaafad Xor Ah

Addis Ababa, (HCTV) – Xafiis qalabkiisa la soo ururiyey oo qaybi banaan tahay, ayaa mid ka mid ah suxufiyiinta ugu caansan Ethiopia ayaa wargeyskiisa [...]
Soomaaliya iyo Masar oo Kala Saxiixday 4 Heshiis.

Soomaaliya iyo Masar oo Kala Saxiixday 4 Heshiis.

Qaahir, April 18 , 2019 (HCTV) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Khamiis ah ku [...]
Xayawaan Dhintay  Wakhti Hore oo  Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO

Xayawaan Dhintay Wakhti Hore oo Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO

Russia (HCTV) – Cilmi-baadhayaal u Dhashay Dalka Ruushka ayaa baadhitaan ku wada Faras ay sheegeen inuu wakhti hore bakhtiyey, balse ay Dareerayaa [...]
Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee HCTV Cup Oo Bari Ka Dhici Doona Garoonka 31 May

Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee HCTV Cup Oo Bari Ka Dhici Doona Garoonka 31 May

Hargeysa, (HCTV) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka ciyaaryahanada heerka 1aad ee Garoonka 31-ka May oo loogu magac daray HCTV Cup, ayaa 19-ka b [...]
Ciidamada Danab: Dufcadii 1aad Ee Turkigu Tababaray Oo Qalinjabiyey

Ciidamada Danab: Dufcadii 1aad Ee Turkigu Tababaray Oo Qalinjabiyey

Muqdisho, (HCTV) – Dufcadii koowaad ee ciidamada tababarka gaarka ah qaatay ee Danab (lightening) ayuu usoo dhamaaday tababartii ay ku qaadanayeen Xar [...]
Jigjiga: Jeel Dadka Lagu Ciqaabi Jiray Oo Laga Dhigayo Madxaf

Jigjiga: Jeel Dadka Lagu Ciqaabi Jiray Oo Laga Dhigayo Madxaf

Jigjiga, (HCTV) – Maamulka Dawladd Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa ku dhawaaqay qorshe ay xabsi dhawaan albaabada loo laabay loogu badalay [...]
Garoomada Diyaaradaha Kenya Oo La Xidhay Kadib Shaki Ka Dhashay Duulimaadka Kenya Airways

Garoomada Diyaaradaha Kenya Oo La Xidhay Kadib Shaki Ka Dhashay Duulimaadka Kenya Airways

Nairobi, (HCTV) – Duulimaadka diyaarada Kenya Airways ayaa la joojiyey kadib markii mid ka mid ah rakaabkii diyaarada saarnaa uu sheegay in diyaarada [...]
Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax Oo Ka Dhacay Muqdisho

Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax Oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) – Laba Qarax oo loo adeegsaday Baabuur laga soo buuxiyey walxaha qaraxa ayaa ka dhacay maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho ee Caas [...]
Trump Oo Codka Veto-ga Ku Diiday Joojinta Ka Qaybqaadashada Dagaalka Yemen

Trump Oo Codka Veto-ga Ku Diiday Joojinta Ka Qaybqaadashada Dagaalka Yemen

Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa codka diidmada qayaxan ee Veto-ga ku diiday dalab aqalka Congress-ku uu dalka Mar [...]
Madaxweynaha Somaliland oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-geel

Madaxweynaha Somaliland oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-geel

Laasgeel, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaal ku tagay buuraha Aasaasta qadiimiga ah ee Laasgeel halkaas oo cilmibaadhayaa [...]
Ciidamada Amaanka Somalia Oo Hareereeyey Guri Ku Yaala Baar Ayaan

Ciidamada Amaanka Somalia Oo Hareereeyey Guri Ku Yaala Baar Ayaan

Muqdisho, (HCTV) –  Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka ee Somalia ay ku hareeraysan yihiin [...]
Dibad-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Kufsiga Oo Ka Dhacay Garoowe

Dibad-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Kufsiga Oo Ka Dhacay Garoowe

Garoowe, (HCTV) – Dibadbaxayaal ka soo horjeeda Kufsiga xadhkaha goostay ee ka dhaca maamul goboleedka Puntland ayaa maanta laga dhigay Caasimada Punt [...]
Midawga Afrika Oo Soo Saaray Wakhtiga Talada Sudan La Wareejinayo

Midawga Afrika Oo Soo Saaray Wakhtiga Talada Sudan La Wareejinayo

Addis Ababa, (HCTV) – Midawga Afrika ayaa ugu digay Milatariga Sudan in dalkaasi uu haysto 15 maalmood in awooda lagu wareejiyo dawladd rayid ah ama d [...]
Taageerayaasha Ilhan Omar Oo Isku Soo Baxyo Ka Dhigay Minnesota

Taageerayaasha Ilhan Omar Oo Isku Soo Baxyo Ka Dhigay Minnesota

Minnesota, (HCTV) – Taageerayaasha gabadha muslimada ah ee ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka Ilhan Omar,  ayaa dibadbaxyo lagaga soo horje [...]
Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Dhaliilo U Xambaariyey

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Dhaliilo U Xambaariyey

Hargeysa, (HCTV) - Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa xukuumada Somaliland ku dhaliilay kor u kaca maceeshada iyo [...]
1 2 3 15 15 / 216 POSTS