Somaliland: Xukuumadda Oo Dhisaysa Dekedda Maydh

Somaliland: Xukuumadda Oo Dhisaysa Dekedda Maydh

Ethiopia oo shaacisay 46 Qof oo loo haysto Rabshadihii Jigjiga.
UK Iyo Russia Oo Xaqiijiyey Kiisas Coronavirus Ah Oo Dalalkooda Laga Helay
60 Qof Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Booyad Shidaal & 70 Dhawacmay
IRAN Oo Soo Ridday Diyaarad Maraykanku Leeyahay
Ujeedada Socdaal Raysal Wasaaraha Ethiopia Uu Ku Tagay Khartuum

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dhisayso Dekedda Magaalada Maydh ee Gobolka Sanaag.

Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Somaliland, Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo Maanta hor-tagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa ka warramay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaraddaasi, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Qaboojiyeyaal ay gaadhsiiyeen Meelaha Xeebaha ay ka kalluumaystaan Dadka reer Somaliland.

Wasiirka Gaafaadhi oo ka hadlaya waxyaabaha u qorshaysan ee ay muddo gaaban ayaa yidhi “Dekeddii Maydh ayaa diyaar ah oo lacagteedii diyaar tahay oo laga bixinayaa sanduuqa SDF..”

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

COMMENTS

%d bloggers like this: