Mulkiilihii Telefishanka Horyaal Oo Damaanad Lagu Sii Daayey Iyo Wariyeyaashii Hadhwanaag Oo Wali Xidhan

Mulkiilihii Telefishanka Horyaal Oo Damaanad Lagu Sii Daayey Iyo Wariyeyaashii Hadhwanaag Oo Wali Xidhan

Maamul Goboleedyada Somalia Oo Xidhiidhka U Jaray Dawlada Federaalka Somalia.
Hoos U Dhac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iiibiyo Adhig
Cali Khaliif Galaydh Oo Berri Muqdisho Tagaya
Xijaabka Oo Loo Fasaxay Dumarka Ku Jira Booliska Scotland
Akhri: Tirada Muslimiinta Sannadkan Soo Xajaysa & Gaadiidka Ay Sucuudiga Ku Gaadheen

Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Rafcaanka ayaa diiday inay damiin ku sii dayso laba wariye oo ka tirsan Shabakada caanka ah ee Hadhwanaag News, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey xidhnaa.

Ururka Suxufiyiinta soaliland ee Solja ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Ururka SOLJA uu uga mahadnaqayaa Garsoorka Damaanada ay ugu sii daayeen Mulkiilsha Telefishanka Horyaal, Maxamed Cismaan Mire (Sayid) isla markaana ay ka aqbasho codsiga damaanada wariyayaasha Hadhwanaag oo dacwadooda la dhagaysto iyagoo banaanka jooga.

Hase Yeeshee Maxkamada Rafcaanka ayaa diiday inay damiin ku sii dayso labadaasi wariye ee ka tirsan shabakada wararka ee Hadhwanaag News.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: