Qurbe Joogta Somaliland Oo Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Doorasho Hirgaliyaan

Hargeysa, (HCTV) – Madasha Qurbe-joogta Somaliland ee Somaliland Global Diaspora Forum ayaa bayaan ay soo saareen shalay, waxa ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada Siyaasada Somaliland ugu baaqeen inay Ixtiramaan Shacabka Karaameeyey oo ay doorasho dalka ka Hirgaliyaan.

Bayaanka ay soo saareen Qurbajoogta reer Somailand ee ku dhaqan Maraykanka, Canada, Yurub iyo Asia ayaa u dhignaa sidan:-