Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gudoomiyey Shirka Maamul Daadajinta D/Hoose

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gudoomiyey Shirka Maamul Daadajinta D/Hoose

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Kal-Fadhiga 44-Aad Ee Golaha Wakiillada
Xildhibaan Dhakool Oo 38 Maalmood ka dib Helay Xoriyadiisa.
Madaxweynaha Somaliland Oo Laalay Xaalad Deg-deg Ah Oo Saarnayd Deegaano Sanaag Ka Mid Ah
Sucuudiga Oo Malaayiin Dollar Siiyey Carruurtii Weriye Jamal Khashoqji
Puntland: Xukun Kama Dambays Ah Oo Lagu Riday Rag Loo Haystay Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta gudoomiyey Shirka guddida golaha wasiirada ee maamul daadejinta (IMC Meeting) shirkaas oo seddexdii biloodba hal mar qabsooma ujeedadiisuna la xidhiidho sidii warbixino loogu kala qaadan lahaa waxyaabihii qabsoomay mudadaasi.

Sidoo kale waxa lagaga hadlay balaadhinta mashruuca dawladaha hoose ee gobolada bariga iyo hirgelinta mashruuca JPLG oo bilaami doona horaanta bisha 11aad iyadoo la gaadhsiin doono degmooyinka Ceerigaabo, laascaanood iyo caynaba.

Ugu danbayntiina waxa lagu lafo-guray kulankaasi mashaariicda horumarineed ee sannadkan ugu jira degmooyinkii uu mashruucani hore uga hirgalay iyo qorsheyaasha cusub.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: