Akhri: Madaxweynaha Somaliland Oo Booliska U Magacaabay Taliye Cusub

Akhri: Madaxweynaha Somaliland Oo Booliska U Magacaabay Taliye Cusub

Ethiopia Oo Lacago Daymo Ah Urursanaysa
Laascaanood Xafiiska Badhasaabka Gobolka Oo Ay Ka Dhacday Xil Wareejinta Taliyaha Qaybta.
Cabdi Maxamuud Cumar Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Amnesty International Oo War Ka Soo Saartay Saddex Xubnood Oo Hargeysa Ku Xidhan
AKHRISO: Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Xukunka Islaamka Ee Qofka Qaata Hantida Ummadda

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Goor dhawayd Magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidammada Booliska Somaliland.

Madaxweynaha ayaa Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska u Magacaabay Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) oo ka mid ahaa saraakiisha Ciidammada Millateriga Somaliland.

Inkasta oo aanay jirin Qoraal Rasmiya oo ka soo baxay Madaxweynaha Somaliland oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV, haddana Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyey in Madaxweynuhu uu Taliyaha cusub ee Ciidammada Booliska u Magacaabay Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale)

Taliye Daba-gale ayaa buuxinaya Jagadii uu banneeyay Allaah ha  u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidammada Booliska Somaliland, Cabdillaahi Fadal Iimaan oo Toddobaadkan ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

 

 

 

COMMENTS

%d bloggers like this: