AKHRI: Cirro Oo Xilal U Magacaabay Siyaasiyiin Caan Ah

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Magacaabay Xilal cusub, waxaanu Xilalkaasi u Magacaabay siyaasiyiin Caan ah.

Siyaasiyiinta uu xilalka u Magacaabay waxa ka mid ah Cabdilllaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Cabdi Haybe Maxamed, Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada.

Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka