War-saxaafadeed: Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

Hargeysa (HCTV) – Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed.

Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe, kaasi oo soo gaadhay War-qabadka Telefiishanka HCTV.

Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka