Ramaax Oo Boolisku Dammaanad Ku Siidaayey

Ramaax Oo Boolisku Dammaanad Ku Siidaayey

Shacabka Deegaanka Rabaso Ee Degmada Daroor Oo Taageero U Muujiyey Isbedelka DDSI
Taageerayaasha Waddani Oo Isku Soo Bax Ka Dhigay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka
Ingiriiska Oo Mastaafuriyay Gabadh 12 Sanadood Dalkaasi Ku Noolayd
Laba Wariye Oo Lagu Xidhay Magaalada Burco
Maraykanka Oo Digniino U Diray Diyaaradaha Rakaabka Ee Dul Mara Gacanka Carabta

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa xorriyaddiisa u soo celisay Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax).

Ramaax oo muddo 20 Maalmood ka badan ku xidhnaa xarunta Ciidammada dambi-baadhista ee Magaalada Hargeysa, ayaa damaanad lagu siidaayey, sida uu HCTV u xaqiijiyey Masuul ka mid ah Xisbiga UCID.

Siyaasiga Ramaax ayaa waxa la xidhay, ka dib markii uu Dacwad ka gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, kaasi oo uu ku eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay Dad Cadow ku ah Somaliland, laakiin Mudane Baashe-cadde ayaa markii dambe Cafiyey.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: