Puntland Oo Amartay In La Xidho Xafiisyada Guddiga Doorashada Dawladda Federaalka Ah

Garoowe (HCTV) – Maamul-gobolleedka Puntland ayaa soo saartay amar lagu xidhayo xarumaha Guddiga doorashooyinka ee Dawladda Federaalku ku leedahay Puntland.

Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan (Dhaban-cad) laguma sheegin Sababta keentay in la xidho Xafiisyada Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee ku yaalla Puntland.

Halkan Hoose ka Akhri War-saxaafadeedka ka soo baxay Puntland

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka