Somaliland: Cuqaal Damiintay Ajaanib Dhalasho Qaatay Oo Sharciga Lala Tiigsanayo

Somaliland: Cuqaal Damiintay Ajaanib Dhalasho Qaatay Oo Sharciga Lala Tiigsanayo

AKHRI: Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Sheegay In 6-dii Bilood Ee Ugu Horeeyey Sanadkan Qaadka Ay Ku Baxday $190 Milyan
Qalab Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Dekadda Berbera
Caaqil Ku Biiray Jabhadda Taliye Caare Oo Xasaanadii Lagala Noqday
Madaxweyne Biixi Oo Ficil Kaga Jawaabay Warar Laga Faafiyey Caafimaadkiisa

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay hayaan Liis ay ku qoran yihiin Cuqaal xilligii la qaadanayey Kaadhka Muwaadinka damiintay Dad aan reer Somaliland, sidaasi Tallaabo laga qaadi doono.

Wasiir Kaahin oo hadal ka jeediyey Munaasibad uu xadhigga kaga jaray dib u habayn lagu sameeyay Xarunta Qaadashada Kaadhka Muwaadinka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay Liiska Cuqaashaasi ay u gudbinayaan Gobollada dalka.

Wasiirka oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Waxa Gobollo badan oo Dalka ah ka dhacday oo la hayaa in Cuqaali damiinatay Dad aan reer Somaliland ahayn, Liis baa halkan yaalla, waanu baahinaynaa Liiskaa oo Gobollada ayaanu u gudbinaynaa, Cuqaashaa Tallaabo ayaa laga qaadi doonaa khaladkii ay sameeyeen (Awgeed)…”

 

Horn Cable Tv

Waaxdaq ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: