Hambalyo: Siciid Iyo Raxma Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Akram Rashiid Cabdi, khadar Aadan Abokor, Siddiiq Maxamed Burmad, Xasan Dhuxul Laab-saalax, C/laahi Xasan Ganey, Marwaan Sulub Cabdi

Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer,  Maxamed C/laahi Qaalib, Khadar Maxamed Cakule, Xasan Maxamed Yuusuf, C/qaadir Dacar, Xamse Caydiid, Xawaadle Axmed, Mustafe Maxamuud Axmed
Xamse Maxamed C/laahi, Sakariye faysal, Maxamed C/laahi Sh Cismaan
Jimcaale Aw Cali, Cabdi Almis, Safwaan Maxamuud, Ilma Cabdi Xadhigle, C/casiis Cali Nuur, Maxamed Jirde. Dhamaan bahda suxufiyiinta, Bahda Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-galinta. Iyo Ehelka iyo asxaabtaasi, Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka.

Siciid Cabdi Xadhigle iyo Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Ka Dhacay 22/02/2020 Maansoor Hotel Hargeisa

Waxaanay leeyihiin noqda qoys waara, ubad khayr qabana kala hela

‎بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في الخير او بالخير