Xiisada Turkiga Iyo Suuriya Oo Cirka Isku Shareertay Kadib Markii 33 Askari La Dilay

Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan 33 Askari oo Turkish ayaa ayaa lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada dawladda Suuriya, waqooyi-bari ee gobolka Idlib, taas oo dawlada Turkigu ay wacad ku martay inay kaga jawaabi doonto weerarkaasi mid la mid ah.

Xiisada ayaa durtaba cakiran maanta oo Jimce ah kadib markii warbaahintu ay ku warantay iyagoo soo xiganaya saraakiil Turkish ah in la furay Markii u dhexeeyey Turkiga iyo Giriiga.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.